Dr.Mohamed Sudani

Dr.Mohamed Sudani Caafimaadka jirka & ruuxa waa lama huraan! Ku xirmo channel-kan si aad u hesho talooyin caafimaad, kalmado nafta toosiya & hagitaan dhiirigelin leh.

15/01/2025
07/12/2021

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
muhiim ah waxa la ogeyn bahda daneynesa barashada caafimaadka In Al Qiyam Modern Academy Uu bilaabi doono barashada General Nurse hadba hadii aad tahay ardey daneynaya isdiiwaangelintu wexey bilaabaneysaa 10/12/2021

14/09/2021

Wacyi galinta cudurka covid19 || Dr Mohamed Sudani

Waxyaabaha ugu badan ee Jaceylka Dilo waa Tijaabada iyo is aaminad la'aanta, Qofka Xiriirka uu idinka dhaxeeyo hadii aad...
03/05/2021

Waxyaabaha ugu badan ee Jaceylka Dilo waa Tijaabada iyo is aaminad la'aanta, Qofka Xiriirka uu idinka dhaxeeyo hadii aadan jecleyn usheeg runta waxba been Niyada ha ugu dhisin Diinteena suubana Beenta waa ka xaarane

03/05/2021

“Naftaadu waa markabkaaga, oo haddii aad adigu fuusho waad badbaadaysaa, haddii ay iyadu ku fuushana waad halaagsamaysaa.”

Xikmadi : Dr. mustaf kamaal maxamuud☺️

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Mohamed Sudani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category