ururka dhalinyarada deg: buur hakaba

ururka dhalinyarada deg: buur hakaba ururka dhalinyarada degmada buur hakabo

Hambaliyo hambaliyo hambaliyo mundane ugaas
17/03/2023

Hambaliyo hambaliyo hambaliyo mundane ugaas

3/03/2023Hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo.Waxan xalkan hambaliyo uga direyaa godomiyahaUrurka midowga dhalinyarad...
05/03/2023

3/03/2023
Hambaliyo hambaliyo hambaliyo hambaliyo.
Waxan xalkan hambaliyo uga direyaa godomiyaha
Ururka midowga dhalinyarada beesha hariin mudane bula cali waxan leeyahay xilkaaga ilaahey hakula garab golo guuleyso saxib l.a

22/02/2023

Bismill
Waxaan xalay ka hadley colaada magalada laascaanood ee gobolka sool oo malmiihii lasoo dhafey lagu hardamaayey ilaa hada guulo lataban karo cidna ma sheegin illaahey waxaan kabaryeynaa in coladas damiyo in sha Allah

21/02/2023

Macalin cabdibaari iyo aqoon kororsi

20/02/2023

Dhalinyara midowdey waa sidaan?

18/02/2023BeydhaboUgaska guud ee beesha Eeley ayaa galabta tagey berta dalxiska ee magalada beydhabo waxaana kuwehelinaa...
20/02/2023

18/02/2023
Beydhabo

Ugaska guud ee beesha Eeley ayaa galabta tagey berta dalxiska ee magalada beydhabo waxaana kuwehelinaayey bogashadiisa odiyal dhaqan iyo dhalinyaro iyo waxgarad iyo xaween waxa uu na kulan laqaatey dad badan oo kamid ah kuwa u dalxiistaga beerta

19/02/2023

Midnimada beesha eeley oo gul hor seedi donto malmaha dhow?

19/02/2023

Yeee siyaasi cordan ah?

Geesigu waa kan dad kiisa jecel
18/02/2023

Geesigu waa kan dad kiisa jecel

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ururka dhalinyarada deg: buur hakaba posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category