Kaaraan Primary and Secondary School

Kaaraan Primary and Secondary School Page kaan waa page ka rasmiga ee Dugsiga Kaaraan, fadlan adna nagu soo biir 🙏🙏 waa page ka rasmiga ee dugsiga kaaraan
(1)

04/05/2026
Ciyaartii Final Ka eheed ee u dhaxeysay fasalada Form 4 A vs Form 1C waxaa 4-2 ku badiyey  Form 4 A oo sanadkaan moqday ...
04/05/2026

Ciyaartii Final Ka eheed ee u dhaxeysay fasalada Form 4 A vs Form 1C waxaa 4-2 ku badiyey Form 4 A oo sanadkaan moqday Champions sanadkan.

03/05/2026

Waxaa galabta lasoo gabagabeyn rabaa ciyaartii finalka eheed ee fasalada dugsiga kaaraan waxaana final jooga Form 4 A vs Form 1C kulankaas waa kulan weyn oo aad loo wada sugaayey

04/04/2026

Waxaa galabta la daah furay koobka fasalada galableyda waxaana lagu daah furay Fasalka 5aad (A) iyo Fasalka 4aad (B) waxa ayna ku dhamaatay barbaro min 3 gool ah

Soo saadaali kulanka adag ee u dhaxeeya Form 4 (A) Vs 8aad (A) kulanka Semi-Final koobka fasalada dugsiga kaaraan kuna g...
02/04/2026

Soo saadaali kulanka adag ee u dhaxeeya Form 4 (A) Vs 8aad (A) kulanka Semi-Final koobka fasalada dugsiga kaaraan kuna guuleyso $10.

Shuruuda guuleystaha
1. Share gareey postiga
2. La wadaag 5qof
3. Kusoo biir page ka

01/04/2026

Barnaamij Daabuurkii Subaxnimo ee dugsiga kaaraan, waxaana la joogaa gaba gabada sanad dugsiyeedka 2025/2026.

Ciid Mubaarak dhamaan muslimiinta meel walba ay joogaa waa maamulka dugsiga iyo macalimiinta dugsiga oo idiin leh ciid w...
20/03/2026

Ciid Mubaarak dhamaan muslimiinta meel walba ay joogaa waa maamulka dugsiga iyo macalimiinta dugsiga oo idiin leh ciid wanagsan. Ilaheyna hanaga aqbalao bishii barakeesneed ee soo dhamaatay.

Maanta oo kale 9 sano ka hor 03-03-2017 waxaan ciyaarnay ciyaar final ah oo loo qabanaayey dugsiga degmada kaaraan waxaa...
03/03/2026

Maanta oo kale 9 sano ka hor 03-03-2017 waxaan ciyaarnay ciyaar final ah oo loo qabanaayey dugsiga degmada kaaraan waxaana markaas isla ciyaarnay dugsiga Al shacab waxaana ka qaadnay koobkii ugu horeeyey ee loo qabta dugsiyada degmada kaaraan

04/01/2026

Ciyaartii adkeed ee u dhaxeysay fasalaka Kala ah Form4A iyo Form 1C waxa ay kusoo dhamaatay BarBaro 2-2 ah, balse waxaan daawanay ciyaar adag.

Ciyaartii adkeed ee u dhaxeysay fasalaka Kala ah Form4A iyo Form 1C waxa ay kusoo dhamaatay BarBaro 2-2 ah, balse waxaan...
04/01/2026

Ciyaartii adkeed ee u dhaxeysay fasalaka Kala ah Form4A iyo Form 1C waxa ay kusoo dhamaatay BarBaro 2-2 ah, balse waxaan daawanay ciyaar adag.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252615546938

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaraan Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Kaaraan Primary and Secondary School:

Share