09/05/2026
Kuwa fowdada ku baaqaya, ee caruurtooda fogeystay cidna k**a dhageysaneyso inay shacabka Muqdisho dhibaato u horseedaan.
Ciwaankoodu waa β Muqdisho nala burburiyaβ , laakiin waxaa leeyahay shacabku intaasi waa ka caqli badan yahay. Waana wadaniyiin dalkooda difaacanaya.