Axmed cirro

Axmed cirro public service

24/11/2025

Africa oo dhan baa gaajo ka jirtaa kamana baxayso intay dad kale wax ka sugayso

Su'aalahaan ayaan la isweydiin karaa;Isbitaalku ma saaray hooyada Ambalaas maadaama xaaladdeedu degdeg tahay?Ma lagu dar...
07/11/2025

Su'aalahaan ayaan la isweydiin karaa;

Isbitaalku ma saaray hooyada Ambalaas maadaama xaaladdeedu degdeg tahay?
Ma lagu daray kalkaaliyaal caafimaad si aysan jidka ugu dayacmin?
Ma la umulin karay kaddibna cunugga iyo hooyada ma loo gudbin karay Isbitaal?

Si kastaba, hadalka wasiirka ma aha mid kiiskaan xal u noqon kara. Weli, ma cadda sababta keentay in hooyo fool ah loo dayaco. Dowladdu waa ceebeysan tahay, waxaana waajib ku ah in kiiskaan ay dhinac isaga riddo. Xalka kiisaan waa in xilka laga qaado mas'uuliyiinta Isbitaalka islamarkaana MAG la siiyo hooyada nafteeda halista la geliyey.

04/11/2025

Raisul wasaare shaqadii gudoomiyaha gobolka buu qabanayaa

04/11/2025
04/11/2025

SOMALIA WAXA HALKAAS DHIGAY WAA TANAASUL LA,AANTA MANTA KA DHEX TAAGAN DADKA REER AMEERICA

04/11/2025

Omar Fateh guulayso boowe

Wis wis
03/11/2025

Wis wis

Hilba wada dhashiyo hayb qurayno nahay!Wiilkaas soomaaliyeed hankiisa halagu garab galo wixii booga h**e ahna halaga gob...
03/11/2025

Hilba wada dhashiyo hayb qurayno nahay!

Wiilkaas soomaaliyeed hankiisa halagu garab galo wixii booga h**e ahna halaga gobanimo dhaqmo reer minneapolisow .

02/11/2025

Arintaani waa ku ceep qaranka soomaaliyeed cameradaan wuxuu ka gadi karaa mushaarka uu gunada u qaato

Address

Mogadishu

Telephone

+252612820583

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed cirro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category