Adan Ade International Airport

Adan Ade International Airport Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Adan Ade International Airport, Government Organization, Mogadishu.

Waa Bogga rasmiga ah ee Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde Airport, kala soco Shaqooyinka iyo Warbixinada Hormarineed ee Garoonka.

Munaasibad ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayey xilalka kula kala wareegeen Maareeyaha Cusub ee Maamulka ...
24/09/2022

Munaasibad ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayey xilalka kula kala wareegeen Maareeyaha Cusub ee Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde International Airport Mudane Mohamed Saed Siglan iyo ku simaha Mareeyihii H**e Caydruus Axmed Kaahi ahna Maareeye Ku xigeenka Garoonka Aadan Cadde.

Munaasibada waxaa goob joog ahaa Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada DFS, Wasiiru Dowlaha iyo Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Taliyaha Saldhiga Booliska Aadan Cabdulle, Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare,
Maareeye ku xigeenka Hay'ada Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Wasaarada Amniga DFS.

Maareeyaha Cusub ee Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cadde Mudane Maxamed Siciid Siglan oo xilwareejinta kadib madasha ka hadlay ayaa uga mahadceliyey martisharafta iyo Masuuliyiinta ka soo qayb-galka Munaasibadan, Maareeyaha ayaa dhamaan Masuuliyiinta wadashaqayntu kala dhaxayso Garoonka ka codsaday in lala shaqeeyo isagoona balan-qaaday in uu ahmiyad siin doono hormarinta Arimaha Amniga iyo Adeegyada Garoonka.

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA GAROONKA AADEN CABDULLE.

Hor-dhac: Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle International Airport waxaa mardhow ka bilaabanaysa Munaasaba...
24/09/2022

Hor-dhac: Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle International Airport waxaa mardhow ka bilaabanaysa Munaasabada Xilwareejinta Maareeyaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Aadan Cabdulle.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Friday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Telephone

+252610580744

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adan Ade International Airport posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Adan Ade International Airport:

Share