19/12/2025
GURI KIRO AH - ๐ข๐ฃ
===============================
Waa Guri ka kooban 5 qol jiif ah iyo 2 Musqul , kuna yaala xaafada degmada
Guriga adeegyadiisa waxa ka mid ah Cc Camera 4 Xabo iyo barxad weyn oo qaado 3 gaari Waa casri ah ๐ฝ, ๐ฝ waaweyn waasac ah waa 1aad waa guri dhex ka dhis ah
Bishii waa ๐ต $350
dheeri ah, kala soo xariir qeybta massangerka ama wac โคต๏ธ
โ๏ธ 0613205040
N.B adigana hadii aad heysid guri kiro ah fadlan la xariir numberkaan
โ๏ธ 0613205040