Ururka Dhalinyarada Somaliyed Ee Danyar Kaab

Ururka Dhalinyarada Somaliyed Ee Danyar Kaab Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Dhalinyarada Somaliyed Ee Danyar Kaab, Government Official, Mogadishu.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diran aan Afka  Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed Danyar Kaab-dhamme Mohamed Hassan Isse, ...
15/02/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diran aan Afka Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed Danyar Kaab-dhamme Mohamed Hassan Isse, oo si rasmi ah loogu magacaabay Taliyaha Saldhigga Booliiska Degmada Gadoon ee Gobolka Galgaduud.

Magacaabistan waa mid muujinaysa kalsooni iyo masuuliyad culus oo loo igmaday, waxaana la filayaa inay door weyn ka qaadato xoojinta amniga iyo kala dambeynta degmada. Taliska cusub waxaa laga sugayaa dardar gelinta howlaha nabadgelyada, la shaqeynta bulshada, iyo hirgelinta qorshayaal wax ku ool ah oo kor loogu qaadayo wada shaqeynta shacabka iyo ciidanka.

Bulshada Gadoon waxay indhaha ku haysaa hoggaanka cusub, iyagoo rajeynaya inuu si hufan oo daacadnimo leh uga soo baxo waajibaadka loo igmaday, isla markaana horseedo jawi ammaan iyo xasilooni waarta.

Alle ha la garab galo masuuliyadda culus ee loo dhiibay, hana ka dhigo mid guul ka gaara howlaha loo igmaday.

Address

Mogadishu

Telephone

+252616257978

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhalinyarada Somaliyed Ee Danyar Kaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share