Qaran Somali Tv

Qaran Somali Tv Bogga Rasmiga ah ee Qaran Somali Tv
Kala Soco Wararkii ugu Danbeeyay Caalamka Warbixino Wareysiyo & Dhacdooyin.

DEG‐DEG: Cabdicasiis Laftagreen ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah isaga casilay xilka Madaxwaynaha DG Koonfur Galbeed ...
30/03/2026

DEG‐DEG: Cabdicasiis Laftagreen ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah isaga casilay xilka Madaxwaynaha DG Koonfur Galbeed kadib dagaal maanta looga qabsaday Baydhabo.

Danjire Ilyaas Cali Xasan: “Waxaa guuleystey Dowladnimada, waxaa guuleystey xaqa, xukunkii dulmiga badnaana sShacabka re...
30/03/2026

Danjire Ilyaas Cali Xasan: “Waxaa guuleystey Dowladnimada, waxaa guuleystey xaqa, xukunkii dulmiga badnaana sShacabka reer Koonfur Galbeed sideed sano lasoo dhaafey, dhibaatada waa laga dulqaadey”

30/03/2026

War Deg Deg : Waa Taliyaha booliska gobolka Bay Taliye Doodisho iyo ciidanka dowladda oo la wareegay xaafada Suuqa Xoolaha ee magalada Baydhano,Daawo sida shacabka usoo dhoweeyeen.

30/03/2026

DEG DEG: Dagaal hada Ka Bilowday Magaalada baydhabo & Rasaas Culus oo la isku adeegsanaayo.

30/03/2026

DEG DEG: Xiisada Baydhaba Maanta, Ciidamo Dhaqdhaaqyo Wada, Lafta Gareen oo weerar ku qaaday DFS.

30/03/2026

Wararkii ugu Danbeyay Magaalada baydhabo & Ciidamad Dowladda oo Awdoodi la' in ay Gudaha u Galaan Magaalada

29/03/2026

DEG DEG: Koofur Galbeed oo Shaacisay In Miino Lala eegtay Ciidamo ka Tirsan Dowladda.

13/12/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta qaatay kaarkiisii doorashada.

25/08/2025

Faldan Hadii Aad Ku Cusub tahay Chennelka Maan Hadal Tv l ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like si aad ula socoto xog badan oo Caalamka Intiisa kale ah.

25/08/2025

DEG DEG: Farta Xaaji oo Wado Cidla ah looga tagay & Taliye oo Keenya Jaceyl Cusub

24/08/2025

DEG DEG: Fardowso Qalbi Alle ha u Naxriisto Wiilkeeda & Gabahdeeda Waa Ka Saqiiray

Address

Mogadishu

Telephone

+252618175734

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Qaran Somali Tv:

Share