Qadra Cabdullaahi Axmed

Qadra Cabdullaahi Axmed Sodhawada Asaxabteyda qaliga ah�

Sarakisha Ubaxa❤️👮
27/06/2025

Sarakisha Ubaxa❤️👮

14/05/2025

Diyargarowga 15 my Malinta Dhalinyarada ❤️👑

08/03/2025

Ramadan Mubarak ☪️ Saxibayal

31/12/2024

Hooyo Mcn Nolosha Kuma xumeyso😍🫡 meel dheer u gaarsiya Hooyadan Somaliyeed Muqalkan🥰🙏

Hambalyo ciidanka boliiska somaliyed 20 December xuska sanad guuradi 81 ee la aas aasay ciidanka booliska somaliyed dham...
20/12/2024

Hambalyo ciidanka boliiska somaliyed 20 December xuska sanad guuradi 81 ee la aas aasay ciidanka booliska somaliyed dhaman Sarakisha sarakil xigenada D/le waxan leyahay hambalyo Mar labad 🇸🇴👮‍♂️👮🏼‍♀️🚔

Samarka hala badiyo 🤔🫡
02/10/2024

Samarka hala badiyo 🤔🫡

Wariye Abdulkadir Isse oo  ka tirsan howlwadeenada SNA RADIO waxa uu door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro Khawaarijt...
04/07/2024

Wariye Abdulkadir Isse oo ka tirsan howlwadeenada SNA RADIO waxa uu door weyn ka qaatay dagaalka lagula jiro Khawaarijta, Af iyo Adin ayuu ku difaacay Qarankiisa, waxa uu hurdada u diiday horjoogeyaasha Argagixisada oo markii ay codkiisa maqlaan ay ka argagaxaan, waa halyeey mudan dhiiri-gelin iyo mahadnaq Qaran.



1Luliyo🇸🇴🫡👮
01/07/2024

1Luliyo🇸🇴🫡👮

Tartanki u dhaxeyey Lulita Ali & walashey  Cali Oo kuso dhamaday sidan 1.4k Lulita 1.2 Kowsan guushana waa Boqorada Airp...
27/03/2024

Tartanki u dhaxeyey Lulita Ali & walashey Cali Oo kuso dhamaday sidan 1.4k Lulita 1.2 Kowsan guushana waa Boqorada Airportka🤴🥰🫡 yaan kuso xejiya iso sheega?

Tartan Adag mid ucodee ✅  Labadan  Kee Tageero badan Milateri to Police 1: Lulita Ali♥️Love Saar2: Kowsar Cali 😮Woow Saa...
26/03/2024

Tartan Adag mid ucodee ✅

Labadan Kee Tageero badan

Milateri to Police

1: Lulita Ali♥️Love Saar
2: Kowsar Cali 😮Woow Saar

Qofkastana qofkisa wa uwacan Kara🤔

24hours kaliya ayey soconeysa.follow me ❤️🤘

Ismaaciil Cabdi Cali wllkey ilahey Cafimaad tag tag ah haku siyo wllhi wan ka xumahay ducada ku awodna wadna ka kaceysa ...
14/02/2024

Ismaaciil Cabdi Cali wllkey ilahey Cafimaad tag tag ah haku siyo wllhi wan ka xumahay ducada ku awodna wadna ka kaceysa I.n 😰🤲🤲

I.n Hirshabelle guul🤲🤲🥰
28/01/2024

I.n Hirshabelle guul🤲🤲🥰

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qadra Cabdullaahi Axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Qadra Cabdullaahi Axmed:

Share

Category