Xil. Raysal Qorane Abshir

Xil. Raysal Qorane Abshir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xil. Raysal Qorane Abshir, Government Official, Mogadishu, Mogadishu.

Sharaf bay ii ahayd inaa kasoo qayb galo kana Mid noqdo dadka kooban Ee lagu- soo casuumay macadka Daraasadka cilmibaari...
11/09/2025

Sharaf bay ii ahayd inaa kasoo qayb galo kana
Mid noqdo dadka kooban Ee lagu- soo casuumay macadka Daraasadka cilmibaarista Bulsho trust
Oo sanadkasta qabata shir sanadlaa
kana dhaca Gobolka Ohio
iskuna keenta siyaasi aqoon yahan iyo bulshada soomaliyeed qaybaheeda kala duwan,

Waxaa laysla falan qeeyay xaalada soomalia iyo doorashada 2026 Ee fooda nagu soo haysa,
Aad baan ugu mahadcelinayaa Dhamaan intii kasoo qayb gashay iyo intii soo agaasintayba mahad sanidiin

03/05/2025

Sheeko h**e.

Nin ganacsade tujaar ah ganacsigiisana aad loo jeclaa macaamiil badana lahaa baa waxaa ushaqayn jiray nin kale.

Ninkii ganacsadaha u shaqeyn jiray wuxuu soo qoray rag shaqaale hoosaad ah, mudo badan kadib waxaa isku dhacay ganacsadihii tujaarka ahaa iyo
Ninkii ushaqaynayey, kadib ninkii shaqadii
wuu katagey!

Ragii shaqaala hoosaadka isaga usii ahaa ayagana waala cayrshay, Ragii shaqaale hoosaadka ahaa iyo ninkii waxay raadiyeen shaqo, waxay utageen ganacsatadii tujaarta ahayd iyo ganacsato yar yar labadaba si ay ugu shaqeeyaan.

Maadaama ay jireen ganacsato ay h**ey ugu soo shaqeeyeen oo CV goooda lahayay shaqadoodana lasoo tijaabiyey nasiib daro
kuma guulaysan wax shaqaa oo danbe.

Mid kamida shaqaale hoosaadkii aadna uduruufaysnaa hadana aad uduruufaysan
baa wuxuu isku da’yey ganacsadihii soo eryey inuu suuqyada ka boro-bogaamo maadaama shaqo uu waayey, si qolo ganacsadahaas ladirarsan shaqo uga helo, wuuna kuguulaysan waayey nasiib daro madama bulshadu aad utaqiin,
Jawaabo uusan ka filanayna waysiiyeen.

Xiligaan lagu jirana wax sahalan maahan inaad shaqo hesho.

Waa bilaahi towfiiq

Eid Mubarak dhamaan Muslimiinta.Waxaan munaasabada Ciidul fidriga Laqaybsanayaa, dhamaan umadda muslimiintaa qaasatan um...
29/03/2025

Eid Mubarak dhamaan Muslimiinta.

Waxaan munaasabada Ciidul fidriga Laqaybsanayaa, dhamaan umadda
muslimiintaa qaasatan umadda soomaliyeed meel kastooy joogaan,
Waxaan leeyahay ku ciida farxad, baraare iyo barwaaqo.

kulu Caam Wa'antum bilkhayr.

Alxamdulilah hadii diyaaradii ugu h**eysay maanta tagtay Dagmada baardheere.Waa umahad celinayaa hay’ada duulista rayidk...
07/03/2025

Alxamdulilah hadii diyaaradii ugu h**eysay maanta tagtay Dagmada baardheere.

Waa umahad celinayaa hay’ada duulista rayidku inay kasoo jawaabeen Cabashadii shacabka iyo codsiyadii an u gudbinay.

Insha Allah shacabka reer doolow ama Bulsho waynta Gobolka Gado waxaan rajaynayaa inay heli doonaan duulimaadkoodii oo dhamaystiran, iyo adeegyadii Aas'aasiga ee Bulshada insh Alah.

K**a daali doono inaan wax kasta oo awooodno u sameyno sidii deegaankaas u heli lahaa duulimaadkiisii iyo xuquuqdii uu lahaa Gobal ahaan.

06/03/2025

Waxaan Dowlada ugu baaqayaa inay Gobalka u furto diyaaradaha ka xiran. Wasiir ka amnigana waxaan u sheegayaa inuusan uga darin shacabka Gobalka e Dulman.

26/02/2025

انا لله وانا اليه راجعون

Ilaahay naxariistii Jano hawgu bishaareeyo
G/sare Sheikh xasan Cabdi Calas (xasan Caabudwaaq) oo maanta gacan ka xaqdaran kubaxay, Waa geeri aad uxanuun badan oon qalbigaygana aad utaabatey, waxaan uga tacsiyeynayaa Ciidanka Xooga dalka soomaliyeed, Culumo-owdiinka, iyo dhamaan ehelka oo dhan qaasatan Awlaadiisa ilaahay samir jamiila hanaga wadasiiyo Amiin yaa Allah.

Dhismaha Saldhiga Cusub e Degmadda.Waxaa  maantay si rasmi ah Caabudwaaq uga bilowday mashruuca dhismaha saldhigga cusub...
23/02/2025

Dhismaha Saldhiga Cusub e Degmadda.

Waxaa maantay si rasmi ah Caabudwaaq uga bilowday mashruuca dhismaha saldhigga cusub ee Degmadda Caabudwaaq oon horay halkaan qamiistii lasoo dhaafay uga dhagax dhigay. Waxaa sharaf ii ah in uusan lamid noqon dhagaxdii deegaanka h**ey loodhigay ee maantaba dhismihiisii bilowday.

Allah ayaa ku mahadsan iyo cid kasta oo arinkaas igala shaqeysay.

Waxaan maanta dhagax dhigay mashruuc muhiim ah kaas oo lagu dhisayo  Saldhig Casri ah oo  Police ka  Degmadda Caabudwaaq...
20/02/2025

Waxaan maanta dhagax dhigay mashruuc muhiim ah kaas oo lagu dhisayo Saldhig Casri ah oo Police ka Degmadda Caabudwaaq yeelanayo.

Address

Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xil. Raysal Qorane Abshir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xil. Raysal Qorane Abshir:

Share