Taliska Tababar & Doctorinka CXDS

Taliska Tababar & Doctorinka CXDS “Ku Biirida ciidanka Xoga dalka waa nin iyo akhtiyaarkiis”. CIIDANKA XOOGA DALKA SOMALIA🇸🇴 �

19/03/2026

Kuliyadda TurkSom hambalyo iyo bogaadin u Diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
IYO Ciidamada Qalabka Sida , munaasabadda Ciidul Fidrigga .

“TURKSOM ASKERİ EĞİTİM KURUMU’NDAN RAMAZAN BAYRAMI TEBRİĞİ”

Kuliyadda TurkSom hambalyo iyo bogaadin u Diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed.IYO  Ciidamada Qalabka Sida , munaasab...
19/03/2026

Kuliyadda TurkSom hambalyo iyo bogaadin u Diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
IYO Ciidamada Qalabka Sida , munaasabadda Ciidul Fidrigga .

“TURKSOM ASKERİ EĞİTİM KURUMU’NDAN RAMAZAN BAYRAMI TEBRİĞİ”

17/03/2026
17/03/2026

Kulan Afur ah oo lagu xusay shuhadadii ciidanka xoogga dalka , ee ku dhintay dagaalka khawaarijta,
Iyagoo difaacaya dalka Soomaaliyeed , iyo diinta.

Hadal jeedintii : Taliyaha Ciidanka dhulka, XDS.
Gen Sahal Cabdullaahi cumar (Gen khaalid)

17/03/2026
17/03/2026

Kulan Afur ah oo lagu xusay shuhadadii ciidanka xoogga dalka , ee ku dhintay dagaalka khawaarijta,
Iyagoo difaacaya dalka Soomaaliyeed , iyo diinta.

Hadal jeedintii : Taliyaha Ciidanka dhulka, XDS.
Gen Sahal Cabdullaahi cumar (Gen khaalid)

Final-ka Ramadanka  Cupka 🏆 Kuliyadda  TurkSom
15/03/2026

Final-ka Ramadanka Cupka 🏆 Kuliyadda TurkSom

10/03/2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la Afuray Geesiyaasha Xoogga Dalka ee ku sugan Furumaha H**e dagaalka.
SNA RADIO
Kuliyadda TurkSom

09/03/2026

tiktok.com/.t.doctorinka.cxds

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka X...
08/03/2026

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo Safiirka Dowladda Turkiga u jooga Soomaaliya, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, taas oo lagu dhiirrigelinayay gabdhaha ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Kuliyadda TurkSom

Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Taliyaha Cusub ee Ciidabnka Cirk...
07/03/2026

Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Taliyaha Cusub ee Ciidabnka Cirka XDS iyo Siihaya Xilka Taliska Ciidanka Cirka XDS

Munaasibada xil-wareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa qaar ka mid ah Talisyada maamul ee CXDS, Hoggaanada Taliska Guud iyo saraakiil kale oo ka soo qeyb galay xilwareejintaan.

Genaraal Madey Nurey Sheikh “Uforow” ayaa si rasmi ah xilalka ugu kala wareejiyey kusimaha Taliyaha Ciidanka Cirka ahaana Kaaliyaha Taliska cirka G/SARE Cali Ibraahim Cabdi iyo Taliyaha cusub ee Ciidanka Cirka genaral Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji.

Kuliyadda TurkSom

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska Tababar & Doctorinka CXDS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Taliska Tababar & Doctorinka CXDS:

Share