Armiye_Danab WiiL Qaran

Armiye_Danab WiiL Qaran One Religion one national one somali somalia ceeb u diid
Somalia somali ba leh

15/01/2025

Yaab yaab yool kooda gowrac miyaa

U noolow maalin walbo sida in ay tahay maalinta ugu dambaysa ee noloshaada
17/11/2023

U noolow maalin walbo sida in ay tahay maalinta ugu dambaysa ee noloshaada

Cabirka Shumaca waa kala duwanaan karaa laakiin waxay bixiyaan iftiin isku mid ah, ma aha Halka aad joogto iyo derajada ...
16/11/2023

Cabirka Shumaca waa kala duwanaan karaa laakiin waxay bixiyaan iftiin isku mid ah, ma aha Halka aad joogto iyo derajada aad leedahay laakiin waa Tayadaada & dadnimadadaada waxa kaa dhiga inaad iftiin u noqoto Umada

Yoor yoor, Soomalaay yoor! Horor aynan arag baa waddankeenii yimid.
22/10/2023

Yoor yoor, Soomalaay yoor!
Horor aynan arag baa
waddankeenii yimid.

Argagixiso Aarka laaya
22/10/2023

Argagixiso Aarka laaya

12 October 1954 Dhaman umad somaliyed waxan uga hambalyaynaynaa xuska malinta calanka somaliyed oo maanta 69 jirsaday Wa...
12/10/2023

12 October 1954
Dhaman umad somaliyed waxan uga hambalyaynaynaa xuska malinta calanka somaliyed oo maanta 69 jirsaday
Waxaan umada somaliyed ugu baqaynaa inay ilaashada midnimada iyo wada jirkeena

09/10/2023


Dhiigeyga waan hibeynaya dhulkeygow
dhiigeyga ciida lah Dhaxalkeyga umada leh Dhalashadena somali askar_dhaarsan banahay

Address

Mogadishu KM4
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Armiye_Danab WiiL Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Armiye_Danab WiiL Qaran:

Share

Category