Qoraa-kaab

Qoraa-kaab Buugbile waa xarun ka shaqeyso Tababarada, Faafreebka qoraalada, Hufida buugta, Naqshadeynta jaldiga iyo gudaha Buugga iyo falaqeynta buuggaagta.

๐Š๐Ž๐Ž๐‘๐’๐€๐ƒ๐€ ๐’๐€๐…๐€๐‘๐Š๐€ ๐๐Ž๐‘๐€๐€๐†๐€Safarka Qoraaga waa koorso ku hagaysa qoraaga sidii uu u yeelan lahaa fikir cad, hab qoraal nadi...
14/11/2025

๐Š๐Ž๐Ž๐‘๐’๐€๐ƒ๐€ ๐’๐€๐…๐€๐‘๐Š๐€ ๐๐Ž๐‘๐€๐€๐†๐€

Safarka Qoraaga waa koorso ku hagaysa qoraaga sidii uu u yeelan lahaa fikir cad, hab qoraal nadiif ah iyo tifaftir xirfad leh.

Haddii aad rabto inaad ka gudubto jahwareerka โ€œMaxaan qoraa?โ€ oo aad u gudubto qoraal dhisan akhriskiisana lagu raaxeysan karo
๐…๐†: Kahor 16 November, ciddi Group Telegram kusoo biirtaa, waxa ay heli doontaa qiima dhimis u gaara ee fadlan, gaarsii saaxiibada u baahan.

โ€” kusoo biir; koorsada Safarka Qoraaga ee Qoraa Kaab.

๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š: ๐Ÿ๐Ÿ‘, ๐Ÿ๐Ÿ’, ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“
๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ ๐ซ๐š๐ฆ ๐‹๐ข๐ฏ๐ž
๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: ๐ŸŽ๐Ÿ–:๐ŸŽ๐ŸŽ๐๐Œ โ€“ ๐Ÿ๐ŸŽ:๐ŸŽ๐ŸŽ๐๐Œ "๐‡๐š๐›๐ž๐ž๐ง๐ง๐ข๐ฆ๐จ"

Kusii biir Group-kaan Telegram;
https://t.me/+nL4lWB0T3JA1MmE0

๐Š๐Ž๐Ž๐‘๐’๐€๐ƒ๐€ ๐’๐€๐…๐€๐‘๐Š๐€ ๐๐Ž๐‘๐€๐€๐†๐€Safarka Qoraaga waa koorso ku hagaysa qoraaga sidii uu u yeelan lahaa fikir cad, hab qoraal nadi...
11/11/2025

๐๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐๐š ๐Ÿ๐š๐š๐: ๐๐š๐š๐›-๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€“ ๐’๐ข๐๐š ๐‹๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ ๐…๐ข๐ค๐ซ๐š๐๐ž๐ž๐๐™๐™–๐™ญ๐™–๐™ฃ๐™–๐™๐™–: ๐™Ž๐™–๐™›๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐™Œ๐™ค๐™ง๐™–๐™–๐™œ๐™– ๐™“๐™ž๐™ง๐™›๐™–๐™™๐™ก๐™–๐™๐™– ๐™–๐™๐‡๐จ๐ซ๐๐ก๐š๐œ: ...
08/11/2025

๐๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐๐š ๐Ÿ๐š๐š๐: ๐๐š๐š๐›-๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š โ€“ ๐’๐ข๐๐š ๐‹๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ ๐…๐ข๐ค๐ซ๐š๐๐ž๐ž๐

๐™๐™–๐™ญ๐™–๐™ฃ๐™–๐™๐™–: ๐™Ž๐™–๐™›๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐™Œ๐™ค๐™ง๐™–๐™–๐™œ๐™– ๐™“๐™ž๐™ง๐™›๐™–๐™™๐™ก๐™–๐™๐™– ๐™–๐™
๐‡๐จ๐ซ๐๐ก๐š๐œ: ๐๐š๐š๐›-๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š โ€” ๐‹๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š

Qoraalka wanaagsani wuxuu ka bilowdaa fikir, laakiin qaab-dhismeedka buugga ayaa goโ€™aamiya sida fikirkaasi u noolaato. Qaab-dhismeed laโ€™aantiis, buuggu wuxuu isu beddelaa fikrado isdaba-yaal oo aan xiriir lahayn. Qoraagu wuu qorayaa, laakiin akhristuhu ma fahmayo halka uu socdo.

Sida jirka baniโ€™aadamku uu ugu baahan yahay laf-dhabar (Backbone) si uu u istaago, buuggu wuxuu u baahan yahay qaab-dhismeed si uu u helo is-waafajin, socod, iyo miisaan. Buug aan qaab-dhismeed lahayn wuxuu noqon karaa mid ka buuxa erayo wanaagsan, balse ka maran jihada, macnaha, iyo kala dambeynta.
Marka la eego dhinaca xirfadda qorista, qaab-dhismeedku waa khariidadda fikirka buugga (Bookโ€™s Conceptual Map).

Waa nidaamka hagaya:

โ€ข Halka uu buuggu ka bilaabmayo,
โ€ข Sida uu fikradda ugu gudbinayo akhristaha,
โ€ข Sida uu u dhammaanayo si akhristuhu u dareemo inuu helay wax dhammeystiran oo faaโ€™iida leh.

Buug kasta oo weyn โ€” cilmiyeed, hal-abuur, ama dhiirrigelin ah โ€” wuxuu ku dhisan yahay qaab-dhismeed adag oo laga fikiray. Qoraa kasta oo xirfadle ahi wuxuu marka h**e dhisaa qaabka uu buuggu yeelanayo, kahor inta uusan qorista lafteeda bilaabin.

Fadlan; Qormadaan oo dhammeystiran waxaad ka daalacan kartaa, Link-ga Website ka ee raac:
https://daljir.blog/qaab-dhismeedka-buugga-sida-loo.../

Our Platforms:
https://daljir.blog/
https://www.youtube.com/-show
https://t.me/daljir_show

08/11/2025

๐Š๐Ž๐Ž๐‘๐’๐€๐ƒ๐€ ๐’๐€๐…๐€๐‘๐Š๐€ ๐๐Ž๐‘๐€๐€๐†๐€

Safarka Qoraaga waa koorso ku hagaysa qoraaga sidii uu u yeelan lahaa fikir cad, hab qoraal nadiif ah iyo tifaftir xirfad leh.

Haddii aad rabto inaad ka gudubto jahwareerka โ€œMaxaan qoraa?โ€ oo aad u gudubto qoraal dhisan akhriskiisana lagu raaxeysan karo

๐…๐†: Kahor 16 November, ciddi Group Telegram kusoo biirtaa, waxa ay heli doontaa qiima dhimis u gaara ee fadlan, gaarsii saaxiibada u baahan.

โ€” kusoo biir; koorsada Safarka Qoraaga ee Qoraa Kaab.
๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š: ๐Ÿ๐Ÿ‘, ๐Ÿ๐Ÿ’, ๐Ÿ๐Ÿ“ โ€“ ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“
๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ ๐ซ๐š๐ฆ ๐‹๐ข๐ฏ๐ž
๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: ๐ŸŽ๐Ÿ–:๐ŸŽ๐ŸŽ๐๐Œ โ€“ ๐Ÿ๐ŸŽ:๐ŸŽ๐ŸŽ๐๐Œ "๐‡๐š๐›๐ž๐ž๐ง๐ง๐ข๐ฆ๐จ"

Kusii biir Group-kaan Telegram;
https://t.me/+nL4lWB0T3JA1MmE0

๐๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐๐š ๐Ÿ๐š๐š๐: ๐Œ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐ฎ ๐Š๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐ฆ๐จ โ€“ ๐…๐ข๐ค๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐”๐ฃ๐ž๐ž๐๐๐š๐๐š ๐๐จ๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐™๐™–๐™ญ๐™–๐™ฃ๐™–๐™๐™–: ๐™Ž๐™–๐™›๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐™Œ๐™ค๐™ง๐™–๐™–๐™œ๐™– ๐™“๐™ž๐™ง๐™›๐™–๐™™๐™ก๐™–๐™๐™– ๐™–๐™๐‡๐จ๐ซ๐๐ก๐š๐œ:...
07/11/2025

๐๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐๐š ๐Ÿ๐š๐š๐: ๐Œ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐ฎ ๐Š๐š ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐ฆ๐จ โ€“ ๐…๐ข๐ค๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐”๐ฃ๐ž๐ž๐๐๐š๐๐š ๐๐จ๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š

๐™๐™–๐™ญ๐™–๐™ฃ๐™–๐™๐™–: ๐™Ž๐™–๐™›๐™–๐™ง๐™ ๐™– ๐™Œ๐™ค๐™ง๐™–๐™–๐™œ๐™– ๐™“๐™ž๐™ง๐™›๐™–๐™™๐™ก๐™–๐™๐™– ๐™–๐™

๐‡๐จ๐ซ๐๐ก๐š๐œ: ๐‡๐š๐ฅ ๐…๐ข๐ค๐ซ๐š๐ ๐จ๐จ ๐€๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐  ๐ƒ๐ก๐š๐ง

Qof kasta oo buug qoro, ha ahaado qoraa cusub ama mid waayo-arag ah, wuxuu ka bilaabaa hal fikrad. Fikraddaasi mararka qaar waa xusuus, dhacdo nololeed, ama suโ€™aal qofka maskaxdiisa ku taagan. Mararka qaar waa rajo uu doonnayo inuu dadka kale la wadaago, ama aragti uu rumeysan yahay in ay isbeddel keenni karto.

Buug kasta oo weyn wuxuu ka bilaabmay meel yar โ€” hal fikir oo si daacad ah loo qoray. Laakiin farqiga u dhexeeya fikrad caadi ah iyo fikrad buug isu beddesha, wuxuu ku yimaadaa; diyaargarowga, fahamka, iyo nidaamka qoraaga.

Qofka raba inuu qoro buug waa inuu marka h**e isweydiiyo saddex suโ€™aalood oo aasaasi ah:

1. Maxaan rabaa in aan ka hadlo?
2. Maxaan rabaa in uu akhristuhu ka faaโ€™iido?
3. Sababtee buuggani muhiim u yahay hadda?

Haddii saddexdaas suโ€™aal si daacad ah loo fahmo, buuggu wuu bilaabmay โ€” xitaa haddii aan hal sadar la qorin weli.

Fadlan; Qormadaan oo dhammeystiran waxaad ka daalacan kartaa, Link-ga Website ka ee raac:
https://daljir.blog/sida-buug-loo-bilaabo-fikrad-ujeeddo.../

Our Platforms:
https://daljir.blog/
https://www.youtube.com/-show
https://t.me/daljir_show

๐Š๐Ž๐Ž๐‘๐’๐€๐ƒ๐€ ๐’๐€๐…๐€๐‘๐Š๐€ ๐๐Ž๐‘๐€๐€๐†๐€Safarka Qoraaga waa koorso ku hagaysa qoraaga sidii uu u yeelan lahaa fikir cad, hab qoraal nadi...
06/11/2025

๐Š๐Ž๐Ž๐‘๐’๐€๐ƒ๐€ ๐’๐€๐…๐€๐‘๐Š๐€ ๐๐Ž๐‘๐€๐€๐†๐€

Safarka Qoraaga waa koorso ku hagaysa qoraaga sidii uu u yeelan lahaa fikir cad, hab qoraal nadiif ah iyo tifaftir xirfad leh.
Haddii aad rabto inaad ka gudubto jahwareerka โ€œMaxaan qoraa?โ€ oo aad u gudubto qoraal dhisan akhriskiisana lagu raaxeysan karoโ€” kusoo biir; koorsada Safarka Qoraaga ee Qoraa Kaab.

Taariikhda: 23, 24, 25 โ€“ November 2025
Goobta: Telegram Live
Waqtiga: 08:00PM โ€“ 10:00PM "Habeennimo"

Kusii biir Group-kaan Telegram;
https://t.me/+nL4lWB0T3JA1MmE0

๐ƒ๐š๐ฅ๐ฃ๐ข๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐ฐ๐š๐š ๐ช๐จ๐ซ๐š๐š, ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ฃ๐ฎ๐ฆ๐ž, ๐ญ๐ข๐Ÿ๐š๐Ÿ๐ญ๐ข๐ซ๐ž, ๐Ÿ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž ๐›๐ฎ๐ฎ๐  โ€œ๐๐จ๐จ๐ค ๐…๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ญ๐ข๐ง๐ โ€, ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐š-๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž ๐ฎ ๐ก๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐š๐ง ๐ก๐จ๐ซ...
04/11/2025

๐ƒ๐š๐ฅ๐ฃ๐ข๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐ฐ๐š๐š ๐ช๐จ๐ซ๐š๐š, ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ฃ๐ฎ๐ฆ๐ž, ๐ญ๐ข๐Ÿ๐š๐Ÿ๐ญ๐ข๐ซ๐ž, ๐Ÿ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž ๐›๐ฎ๐ฎ๐  โ€œ๐๐จ๐จ๐ค ๐…๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ญ๐ข๐ง๐ โ€, ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐š-๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž ๐ฎ ๐ก๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐š๐ง ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐จ๐จ๐๐š ๐ช๐จ๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐ฎ ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ. ๐–๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ฐ๐ฅ ๐ ๐š๐ฅ๐š๐š ๐๐จ๐ซ๐š๐š-๐Š๐š๐š๐›, ๐ข๐ฌ๐š๐ ๐จ๐จ ๐๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง, ๐ญ๐š๐Ÿ๐š๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐จ๐›๐œ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ ๐š๐š๐ง๐ง๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐๐š.

๐…๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐จ!โ€œXirfadaha Maamulkaโ€ waa hagaha horumarinta hoggaaminta iyo maamulka, isagoo ku baraya qorsheynta, isgaarsiinta, ...
31/10/2025

๐…๐š๐š๐ฅ๐ฅ๐จ!

โ€œXirfadaha Maamulkaโ€ waa hagaha horumarinta hoggaaminta iyo maamulka, isagoo ku baraya qorsheynta, isgaarsiinta, iyo goโ€™aan-qaadashada si qofku u noqdo maamule wax-ku-ool ah oo ururkiisa ama masuuliyaddiisa horumariya.

Our Platforms:
https://daljir.blog/
https://www.youtube.com/-show
https://t.me/daljir_show

Address

Mogadishu

Telephone

+252625985482

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoraa-kaab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Qoraa-kaab:

Share

Category