Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir

Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Welcome to the Benadir Regional Appeal Court, where justice is served with fairness and integrity!

𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 🌙🐏Munaasabadda Ciidul Adxa awgeed, waxaan hambalyo diirran u direynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed ...
26/05/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐀𝐝𝐱𝐚 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 🌙🐏

Munaasabadda Ciidul Adxa awgeed, waxaan hambalyo diirran u direynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.

Allaha naga aqbalo acmaashii suubaneyd, ciidaan ciideedana nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo. Aamiin.

Ku ciida farxad iyo reynreyn!

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻Maxkamadda Degmada Kaaraan waxa ay ku wargelineysaa shakhsiyaadka kala ah:-1. Asad Xuseen Jimcaale;2. Kiin Xusee...
26/05/2026

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻

Maxkamadda Degmada Kaaraan waxa ay ku wargelineysaa shakhsiyaadka kala ah:-

1. Asad Xuseen Jimcaale;
2. Kiin Xuseen Jimcaale; iyo
3. Nimco Xuseen Jimcaale

in ay Maxkamadda Degmada Kaaraan ka taallo dacwad Dhaxal ah, ayna ku hor yimaadaan muddo 160 casho gudahood ah.
__________________________________
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐟𝐜𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫. 𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
𝐄-𝐦𝐚𝐢𝐥:𝐏𝐫@𝐛𝐫𝐚𝐜.𝐠𝐨𝐯.𝐬𝐨 𝐓𝐞𝐥𝐥: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟑 𝟔𝟔𝟔𝟔𝟔𝟐

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻Maxkamadda Degmada Deyniile waxa ay ku wargelineysaa shakhsiyaadka kala ah: 1. Cabdifitaax Jaamac Yuusuf; iyo2. ...
24/05/2026

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻

Maxkamadda Degmada Deyniile waxa ay ku wargelineysaa shakhsiyaadka kala ah:

1. Cabdifitaax Jaamac Yuusuf; iyo
2. Abuukar Maxamed Cali

Inay Maxkamadda ka taallo dacwad Madani ah, isla markaana ay ku hor yimaadaan muddada loo qabtay ee ku xusan Baafinta.
__________________________________
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐟𝐜𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫. 𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
𝐄-𝐦𝐚𝐢𝐥: 𝐏𝐫@𝐛𝐫𝐚𝐜.𝐠𝐨𝐯.𝐬𝐨 𝐓𝐞𝐥𝐥: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟑 𝟔𝟔𝟔𝟔𝟔𝟐

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻Maxkamadda Degmada Wadajir waxa ay ku wargelineysaa shakhsiyaadka hoos ku xusan, in ay Maxkamadda ka taallo dacw...
16/05/2026

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻

Maxkamadda Degmada Wadajir waxa ay ku wargelineysaa shakhsiyaadka hoos ku xusan, in ay Maxkamadda ka taallo dacwad Dhaxal ah oo ay dhinac ka yihiin, ayna ku hor yimaadaan muddo 107 casho gudahood ah, ama ay kusoo dirsadaan wakiil sharci oo ku matala dacwadda.
__________________________________
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐟𝐜𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫. 𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
𝐄-𝐦𝐚𝐢𝐥: 𝐏𝐫@𝐛𝐫𝐚𝐜.𝐠𝐨𝐯.𝐬𝐨 𝐓𝐞𝐥𝐥: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟑 𝟔𝟔𝟔𝟔𝟔𝟐

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻Maxkamadda Degmada Wadajir waxa ay ku wargelineysaa Kamaal Xaashi Wehliye, in ay Maxkamadda taallo dacwad Fulin ...
29/04/2026

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻

Maxkamadda Degmada Wadajir waxa ay ku wargelineysaa Kamaal Xaashi Wehliye, in ay Maxkamadda taallo dacwad Fulin Dhaxal ah oo uu dhinac ka yahay, isla markaana uu ku yimaado muddo 107 maalmood gudahood ah, ama uu soo dirsado wakiil sharci oo u qaada qismigiisa dhaxalka.
__________________________________
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐟𝐜𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫. 𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
𝐄-𝐦𝐚𝐢𝐥:𝐏𝐫@𝐛𝐫𝐚𝐜.𝐠𝐨𝐯.𝐬𝐨 𝐓𝐞𝐥𝐥: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟑 𝟔𝟔𝟔𝟔𝟔𝟐

𝗧𝗔𝗖𝗦𝗜Inaa Iilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun!!!Dhammaan maamulka, garsoorayaasha, kaaliyayaasha iyo hawl-wadeennada Maxkam...
23/04/2026

𝗧𝗔𝗖𝗦𝗜

Inaa Iilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun!!!

Dhammaan maamulka, garsoorayaasha, kaaliyayaasha iyo hawl-wadeennada Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada iyo qaraabadii uu ka baxay Alle hau naxriistee Abuukaate Tahliil Xaaji Axmed, oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga.

Marxuumka waxaan Alle SWT ugu baryaynaa in uu janaddiisa ka waraabiyo, Bahdii sharciyaqaanada iyo dhammaan dadkii jeclaana uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aaamin! Aaamin!

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻Maxkamadda Degmada Waaberi waxa ay ku wargelineysaa shakhsiyaadka hoos ku xusan inay Maxkamadda ka taallo dacwad...
07/04/2026

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻

Maxkamadda Degmada Waaberi waxa ay ku wargelineysaa shakhsiyaadka hoos ku xusan inay Maxkamadda ka taallo dacwad Madani ah oo ay dhinac ka yihiin, ayna ku hor yimaadaan muddo 53 casho gudahood ah.
__________________________________
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐟𝐜𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫. 𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
𝐄-𝐦𝐚𝐢𝐥: 𝐏𝐫@𝐛𝐫𝐚𝐜.𝐠𝐨𝐯.𝐬𝐨 𝐓𝐞𝐥𝐥: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟑 𝟔𝟔𝟔𝟔𝟔𝟐

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻Maxkamadda Degmada Waaberi waxa ay ku wargelineysaa Jawaahir Xasan Barre iyo Aadan Xasan Barre oo kala jooga Ita...
02/04/2026

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻

Maxkamadda Degmada Waaberi waxa ay ku wargelineysaa Jawaahir Xasan Barre iyo Aadan Xasan Barre oo kala jooga Italy iyo Netherlands inay Maxkamadda ka taallo dacwad Madani ah oo ay dhinac ka yihiin, ayna ku hor yimaadaan muddo 60 casho gudahood ah.
__________________________________
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐟𝐜𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫. 𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
𝐄-𝐦𝐚𝐢𝐥: 𝐏𝐫@𝐛𝐫𝐚𝐜.𝐠𝐨𝐯.𝐬𝐨 𝐓𝐞𝐥𝐥: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟑 𝟔𝟔𝟔𝟔𝟔𝟐

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻Maxkamadda Degmada Wadajir waxa ay ku wargelineysaa shakhsiyaadka hoos ku xusan, in ay Maxkamadda ka taallo dacw...
25/03/2026

𝗪𝗮𝗿𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻

Maxkamadda Degmada Wadajir waxa ay ku wargelineysaa shakhsiyaadka hoos ku xusan, in ay Maxkamadda ka taallo dacwad Dhaxal ah, isla markaana ay ku hor yimaadaan muddo 160 casho gudahood ah.
__________________________________
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐟𝐜𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫. 𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫:
𝐄-𝐦𝐚𝐢𝐥:𝐏𝐫@𝐛𝐫𝐚𝐜.𝐠𝐨𝐯.𝐬𝐨 𝐓𝐞𝐥𝐥: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟑 𝟔𝟔𝟔𝟔𝟔𝟐

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧Munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed, dhammaan maamulka, garsoorayaasha iyo hawl-wadeennada Maxkamadda Rafca...
19/03/2026

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

Munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed, dhammaan maamulka, garsoorayaasha iyo hawl-wadeennada Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir waxa ay farxadda Ciidda la qeybsanayaan dhammaan ummadda muslimiinta meel kasta oo ay caalamka ka joogaan, si gaar ah shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan Alle weyne ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaashii wanaagsan ee bisha ramadaan aanu gudannay, Sannadkan sannadkiisana ha inagu gaarsiiyo nabad, farxad iyo baraare.

Address

London Road, Hamar-weyne District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 14:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252613666662

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir:

Share