Hon. Abdullahi Mohamed Ali

Hon. Abdullahi Mohamed Ali The Official page of Hon. Abdullahi Mohamed Ali, MP of the Federal Parliament of Somalia. Member of the Somali Federal Parliament

Ciid Wanaagsan dhamaan ehelka iyo asxaabta
28/06/2023

Ciid Wanaagsan dhamaan ehelka iyo asxaabta

Waxaan Muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidda Carafo.Ilaahay ci...
27/06/2023

Waxaan Muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidda Carafo.Ilaahay ciiddan ciiddeeda ha inagu gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo, dalkeenna oo barwaaqo ah iyo dadkeenna oo nabad ah.

Ciid wanaagsan

25/06/2023

Hambalyo munaasabadda 26ka Juun oo ah Maalinkii ay xorriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska Gobollada Waqooyi ee Dalka Soomaaliya.

Sharaf ayey ii aheyd kulan la qaatey qaar kamid ah Dhalanyarada aan ku matelo Dowladda Federaalka oo aan ka kala hadley ...
15/06/2023

Sharaf ayey ii aheyd kulan la qaatey qaar kamid ah Dhalanyarada aan ku matelo Dowladda Federaalka oo aan ka kala hadley sidii hormur loo gaarsiin lahaa guud ahaan Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan Deeganada aan kasoo galay doorashada.

Dhalin yarada waxaan isla garanay in laga wada Shaqeeyo Horumarka Bulshada iyo iska warqabka siyaasiyiinta iyo Bulshada ay matalaan.

Guud ahaan caalamka islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa Munaasabadda ciidda, Ilaahay ciidd...
20/04/2023

Guud ahaan caalamka islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa Munaasabadda ciidda,

Ilaahay ciiddan ciiddeeda ha inagu gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo, dalkeenna oo barwaaqo ah iyo dadkeenna oo nabad ah.

Hon. Abdullahi M. Ali

Hambalyo hambalyo Cabdifitaax Axmed Maxamed iyo inta kale ee tartanka quraanka kaalmaha h**e ka galay
19/04/2023

Hambalyo hambalyo Cabdifitaax Axmed Maxamed iyo inta kale ee tartanka quraanka kaalmaha h**e ka galay

Waxaan dhamaan Umadda Muslimka ah la qeybsanayaa munaasabadda bisha barakeysan ee Ramadaan, si gaar ah waxaan Ramadaan M...
22/03/2023

Waxaan dhamaan Umadda Muslimka ah la qeybsanayaa munaasabadda bisha barakeysan ee Ramadaan, si gaar ah waxaan Ramadaan Mubaarak leeyahay Bulshada Soomaaliyeed.

Ramadaankan kiisa kale Nabad iyo Caafimaad Allaha nagu gaarsiiyo iyo Dalkeenna oo nabad ah.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho inooga furmay shir weynaha Aayo-katashiga Bulshada Digil iyo Mirifle, Shirkan ayaa u jee...
01/03/2023

Waxaa maanta magaalada Muqdisho inooga furmay shir weynaha Aayo-katashiga Bulshada Digil iyo Mirifle, Shirkan ayaa u jeedkiisu yahay sidii aan dowladda ugala xisaabtami laheyn xuquuqda ay saami ahaan u leeyihiin Dadka iyo deegaanka aan matalno, Shirkan oo muddo 2 maalmood ah socon doono waxaan rajeynayaa in ay ka soo baxaan go'aanno ay bulshadeenna ku qancaan iyadoo aan cid kalana lagu xad gudbeyn.

Hon. Abdullahi Mohamed Ali

Sharaf ayey ii tahay in aan ka qeyb galo kulan lagu soo dhaweynayey Guddoomiyaha cusub ee Degmada Waaberi Maxamed Siidow...
06/12/2022

Sharaf ayey ii tahay in aan ka qeyb galo kulan lagu soo dhaweynayey Guddoomiyaha cusub ee Degmada Waaberi Maxamed Siidow Cali, sidoo kale dhamaan Bulshada ku dhaqan koonfur galbeed waxey aad u soo dhaweeyeen in ay matalaad ku yeeshaan gobolka Banaadir.

Saaxiibkey Maxamed waxaan Alle uga baryayaaa in uu ku asturo masuuliyadda culus ee uu qaaday.

Hon. Abdullahi Mohamed Ali.

30/10/2022

Bismillaah.

Ugu horreyn waxaan u tacsiyeynayaa dhamaan Umadda Soomaaliyeed dhibkii kasoo gaaray qaraxyadii Zoobe2, inta dhimatay Allaha u naxariisto, inta dhaawaca ahna Allaha siiyo Caafimaad deg deg.

Gurmadka socda ee bulshada qeybaheeda kala duwan sameynayaan waxaan rabaa in aan uga qeyb qaato lacag $1000 (kun dollar).

Waxaan ku baaqayaa in labada gole ee Baarlamaanka iyo Golaha wasiirradaba ay ka qeyb qaataan gurmadka loo sameynayo shacabkooda ay u dhaarteen masuulkana ka yihiin.

Hon. Abdullahi Mohamed Ali.

29/10/2022

Ilaahay ha u naxariisto dadkii ku naf waayey weerarkii Maanta ka dhacay Wasaaradda Waxbarashada, inta dhaawaca ahna Allaha caafiyo.

Hambalyo Da' yarta Soomaaliya oo Guul taariikhi ah u soo hooyay Dalkeenna.
15/10/2022

Hambalyo Da' yarta Soomaaliya oo Guul taariikhi ah u soo hooyay Dalkeenna.

Address

Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon. Abdullahi Mohamed Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hon. Abdullahi Mohamed Ali:

Share