DAH store

DAH store DAH store waa dukaan lagu iibiyo qalabka caruurta oo dhamaystiran. Tell: 0618200228 Mogadishu-SOM. mahadsanidiin

sida:- koofida caruurta loogu qubeeyo ee indhaha iyo dhegaha biyaha looga ilaaliyo,fadhi bare ,socod bare iyo dhamaan agabka ilmaha. dah store waa dukaan aad ka heli karto adeeg yada caruurta,sida qalabka caruurtu ku ciyaaraan,agabka difaaca caruurta dhalaanka ah sida gacmo gashi iyo sigisaanta gurguuradka ,iyo koofiyadaha ilmaha loogu qubeeyo ee dhegaha biyaha looga ilaaliyo,iyo agabyo farabadan

oo caruurta loogu talagalay. udanee caruurtaada oo Dah store ka iibso agabka loogu tala galay. waxaan kuugu adeegi doona gurigaaga iyo halka aad kasoo dalbato adeegeena,FREE DELIVERY. xarunta dah store waxay kutaal isgoyska Al-baraka ee degmada hodan.

24/01/2026

ASSALAAMU ALAYKUM

19/08/2024
DAHstore waa wehelka caruurta - 0618200228- Koofida jugta ka ilaalisa madaxa ilmaha- masaasadaha mushaarida lagu siiyo i...
21/08/2022

DAHstore waa wehelka caruurta - 0618200228
- Koofida jugta ka ilaalisa madaxa ilmaha
- masaasadaha mushaarida lagu siiyo ilmaha
- masarada gab dhaha

Address

Isgoyska Al-baraka, Hodan
Mogadishu
252

Telephone

+252618200228

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAH store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to DAH store:

Share