Sabuurada Madow

Sabuurada Madow kusoo dhawoow SABUURADA MADOW.

Hadal hayskeenu waa "WAXAAS GARAN MAAYO CEEB MAAHA" anigoo ula jeed in marwalba qofka bani aadamka ah u baahan yahay cilmi kororsi.

MARKAAD ARAGTO  DHIBTA DALKEENA KU HABSATAY  30 KII SANO EE LASOO DHAAFAY.MAXAA KUSOO DHACA MAANKAAGA?DADKAAGA SOOMAALIY...
12/02/2022

MARKAAD ARAGTO DHIBTA DALKEENA KU HABSATAY 30 KII SANO EE LASOO DHAAFAY.
MAXAA KUSOO DHACA MAANKAAGA?

DADKAAGA SOOMAALIYEED SE MAXAAD TALO KU BIIRIN LAHAYD?







DALKA YAA SAMATA BIXIN KARA OO AAD  MADAX WAYNE U DOORAN LAHAYD  AFARTA SANO EE SOO SOCOTA 2022 - 2026?MAGACIISA HOOS KU...
12/02/2022

DALKA YAA SAMATA BIXIN KARA OO AAD MADAX WAYNE U DOORAN LAHAYD AFARTA SANO EE SOO SOCOTA 2022 - 2026?

MAGACIISA HOOS KUSOO QOR.




DOORASHADA WADANKA KA SOCOTA MAXAAD KU TILMAAMI LAHAYD?1) DOORASHO2) XULASHO
12/02/2022

DOORASHADA WADANKA KA SOCOTA MAXAAD KU TILMAAMI LAHAYD?

1) DOORASHO
2) XULASHO

MA AAMIN SANTAHAY  WAX WALBA INAY SABAB U DHACAAN ?
07/02/2022

MA AAMIN SANTAHAY WAX WALBA INAY SABAB U DHACAAN ?





SHEEG ?YAA KA SHAQAYNAYA  DANTA  DALKA IYO DADKA SOOMAALIYEED.MA  MADAXWAYNE  FARMAAJO MASE RAISUL WASAARE ROOBLEMASE  L...
12/01/2022

SHEEG ?
YAA KA SHAQAYNAYA DANTA DALKA IYO DADKA SOOMAALIYEED.

MA MADAXWAYNE FARMAAJO MASE RAISUL WASAARE ROOBLE

MASE LABADABA WAA QALDAN YIHIIN?






Hadii  Raisul wasaraha iyo Golaha wadatashiga Qaran oo ka kooban maamul gobaleed yada  iyo Gobalka banaadir  sido kalana...
12/01/2022

Hadii Raisul wasaraha iyo Golaha wadatashiga Qaran oo ka kooban maamul gobaleed yada iyo Gobalka banaadir sido kalana ay qayb ka qaateen mucaaradka isku raaceen kadibna madaxwaynaha uu ku raacay.waa maxay sababta loo qabanayo mudaharaad?ma fowdo mase wax hagaajin.

waxa aan Allah ka baryeynaa in sanadka cusub ee 2022 ee caawa inoo dhashay uu nooga dhigo sanad kheyrkiisa iyo nicmooyin...
31/12/2021

waxa aan Allah ka baryeynaa in sanadka cusub ee 2022 ee caawa inoo dhashay uu nooga dhigo sanad kheyrkiisa iyo nicmooyinkiisa wata.




#2022

30/12/2021

SHEEG MAJIRAA ?

SOOMALI KU DUULAYA SOOMALI KALE
SOOMAALI CADAW U ARKA SOOMAALI KALE.
SOOMAALI DANTIISA KA HORMARIYA DANTA GUUD EE DALKA.

MALA ORAN KARAASOOMAALIDA WAA DAD  XASARAD IYO DAGAAL JECEL ?
27/12/2021

MALA ORAN KARAASOOMAALIDA WAA DAD XASARAD IYO DAGAAL JECEL ?



SHEEGYAA SAXAN  MADAXWAYNE FARMAAJO IYO RAISUL WASAARE ROOBLE?
27/12/2021

SHEEG
YAA SAXAN MADAXWAYNE FARMAAJO IYO RAISUL WASAARE ROOBLE?

SHEEGSIYAASIYIINTA  MAXAY BEEN U SHEEGAAN AYAGOO DANTOODA GAARKA AH EEGANAYA ?
22/12/2021

SHEEG
SIYAASIYIINTA MAXAY BEEN U SHEEGAAN AYAGOO DANTOODA GAARKA AH EEGANAYA ?

DAGAAL MAXAA LAGA FAAIIDA
22/12/2021

DAGAAL MAXAA LAGA FAAIIDA

Address

Km4
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sabuurada Madow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Sabuurada Madow:

Share

Category