Hanaqaad Media

Hanaqaad Media “Codka Bulshada | Warar & Wacyigelin”

Bulshada ku nool Mogadishu ayaa wajahaya koror ku yimid qiimaha maciishada, taasoo saameyn ku yeelatay nolosha dadka dan...
23/03/2026

Bulshada ku nool Mogadishu ayaa wajahaya koror ku yimid qiimaha maciishada, taasoo saameyn ku yeelatay nolosha dadka danyarta ah.

Sidoo kale, waxaa soo kordhaya barakacayaal ka soo cararay colaadaha iyo abaarta , kuwaas oo gaaray duleedka magaalada.

👉 Adiga maxay kula tahay xaaladda hadda jirta?

22/03/2026

Urgi naagodka

🚨 Kusoo dhowaada HANAQAAD MEDIA 🎤Waa madal cusub oo loogu talagalay:✔️ Warar dhab ah✔️ Wacyigelin bulsho✔️ Horumar iyo a...
21/03/2026

🚨 Kusoo dhowaada HANAQAAD MEDIA 🎤

Waa madal cusub oo loogu talagalay:
✔️ Warar dhab ah
✔️ Wacyigelin bulsho
✔️ Horumar iyo aragti cusub

Ujeedkeenu waa inaan noqono CODKA BULSHADA 🗣️

Fadlan:
👍 Like saar
🔁 Share garee
➕ Follow dheh

Si aan u gaarno dad badan.

Mahadsanidiin 🙏

Address

Km4
Mogadishu
00870

Telephone

+252626000161

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanaqaad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category