Abdullahi Ali Nur Baa

Abdullahi Ali Nur Baa Boggan waa bog loogu adeego bulshada soomaaliyeed murti iyo maskax dhis

01/06/2023

In dalka iyo dadkaba loo adeego waa mas,uuliyad weyn.

31/05/2023

Ku Soo dhawaada boggan waa boggeyga rasmiga ah

31/05/2023

Ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe &Sare Ee Daarul-Caaalim fasalka 8aad imtixaanka waxa ay ku gali doonaan schoolk karaan guul idiin rajaynaa dhamaan ardayda galayso imtixaanka allah u fududeyo gaar ahaan ardayda hoose/dhexe &sare guul i.n

31/05/2023

Beri waa khamiis !

20/05/2023

Dulmi iyo garawshiyo
Loox baa musbaar ku yidhi waad idulmiday. Musbaarkiina wuxu ku jawaabay: haddaad arki lahayd dubbaha layla dhaco, waad ii garaabi lahayd.

20/05/2023
Waxbarashada ayaa ah mudnaanta 1-aad ee horumarka caalimka aynu ku nool nahay
16/05/2023

Waxbarashada ayaa ah mudnaanta 1-aad ee horumarka caalimka aynu ku nool nahay

16/05/2023
Hala dulqaato wey iska dhammaanee insha allaah!Dowladdana halala shaqeeyo.
28/11/2022

Hala dulqaato wey iska dhammaanee insha allaah!

Dowladdana halala shaqeeyo.

Address

Mogadishu

Telephone

+252614146050

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Ali Nur Baa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdullahi Ali Nur Baa:

Share

Category