Abdi Hakiim Hikam

Abdi Hakiim Hikam Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdi Hakiim Hikam, Mogadishu.

Qofka qadarin iyo ixtiraam kuu muujiyay wuu kaala qiimo wayn yahay qof wax kusiiyay, hantidu waxba maaha waxaa ka muhiimsan qiimaynta iyo qadarinta qofkaasi kuu muujiyay qiyamkaaga๐Ÿ™.

19/09/2024

Hambalyo Hambalyo Waxaan Halkaan oogu Hambalyeeynayaa wallkey ๐– ๐–ป๐–ฝ๐—‚ Xamiid Cali Bari
Iyo Dumaashideey Khadro Abdikarin Maxamuud Oo Gabar oogu Dhalatay Caasimada muqdisho Waxan lee Yahay Ader Noqo mid DDD Anfacdo

Saabirr Cadde โค๏ธ๐Ÿ™Œ

Hamplayo Hamplayo wlkey Abdi Nor Mohamed Khair  iyo dumashi Caziizo saaga meherkoda Ka dhacay Gobalka shabeele ee dagama...
08/11/2023

Hamplayo Hamplayo wlkey Abdi Nor Mohamed Khair iyo dumashi Caziizo saaga meherkoda Ka dhacay Gobalka shabeele ee dagamada FerFeR waxaan leyhy Gacal iyo sokeeye Guurgina lugu farxaa

Abdi Nor Mohamed Khair

29/09/2023

Allaha u naxariisto, Ayeeyo Xaliimo Sheekh Muxumed-dhafe, danbigeeda allaha dhaafo, qabriga allaha u waasiciyo, ehelka iyo qaraabada gaar ahaan awlaadeeda iyo walaaladeed Allaha sabar iyo Iimaan ha inaga wadasiiyo.

Waxaan si gaar ah ugu tacsiyeeynayaa reer adeerkey sheekh Muxumed-dhafe iyo Reer adeer Sheekh cismaan-qulqul.

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Mucaridnimo marka halkas iska dhigo Wa ku jirtaa Dadaal Adag Allah kugu Guleeyo Madaxweyne ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ๐Ÿ‘Madaxweyne Hassan Sheikh...
05/09/2023

Mucaridnimo marka halkas iska dhigo Wa ku jirtaa Dadaal Adag Allah kugu Guleeyo Madaxweyne ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ๐Ÿ‘

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud

Fannaan Ahmed naaji sacad Yaa tii rabbi oogu timid London. Eebbe Naxariistii janno hasiiyo Ehelkana samir iyo iimaan, Aa...
04/09/2023

Fannaan Ahmed naaji sacad Yaa tii rabbi oogu timid London. Eebbe Naxariistii janno hasiiyo Ehelkana samir iyo iimaan, Aamin.

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00

Telephone

+252614486720

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Hakiim Hikam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdi Hakiim Hikam:

Share