Deek darajo

Deek darajo Become a master of your mine BECOME A MASTER OF YOU MINE

Tuuggi shalay isku dayay inuu gaarigeyga xado ee miraayada ka jebiyay waxaan jecelahay inaan u sheego inuu taleefankiisa...
29/05/2022

Tuuggi shalay isku dayay inuu gaarigeyga xado ee miraayada ka jebiyay waxaan jecelahay inaan u sheego inuu taleefankiisa gaariga uga dhex dhacay, haddana aan aniga gacanta ku haayo, ciwaankiisa Facebook-na uu furanyahay! Waxaana laga yaabaa inuu hadda post-gaan akhrinaayo, ma jecleyn inaan ku fadeexeeyo balse alaabti aad qaadatay iska soo celi...

Igu saacida inaan tuugaas helo oo ciwaankiisa waa midka hoos ku qorane bal fariintan gaarsiiya!!! Mahadsanidiin

👉https://www.facebook.com/profile.php

NB: Hablaha uurka leh Postigan idinkuma socda kajoog dhiiqada lugaha hala galin

Mugdi maaha laakin waxad ku arki doonta  wax kaa farxiya ❤👇👇
28/05/2022

Mugdi maaha laakin waxad ku arki doonta wax kaa farxiya ❤👇👇

22/05/2022

Codeyn qof iyo Cod ah bal aan aragno Madaxwaynaha DalkaNo qabiil
11/05/2022

Codeyn qof iyo Cod ah bal aan aragno Madaxwaynaha Dalka
No qabiil


Address

Mogadishu

Telephone

+252613511576

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deek darajo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Deek darajo:

Share