Maxamed Axmed muxumad

Maxamed Axmed muxumad political

05/01/2022

Nolasha waxa aan qorsheena
Nooma hagagaab bsl waxa uu allh qorsheeyo ayaa noo hagaago shara ama qeer
Waxaana nolaga bahan yahay in aan ku samirno kuna mahadnaqno
In aad go;aad samirto wee adagtay
Bsl muhiimada ayaa ah in aad noqoto ruux samir badan
Mahadsanid

Waxaan Hanlayo Hawada umarinayaa arady soomaliyeed ee ku guulesatay imtixaanka dugsiga sare waxaan urajeenaa in ee dalko...
23/07/2021

Waxaan Hanlayo Hawada umarinayaa arady soomaliyeed ee ku guulesatay imtixaanka dugsiga sare waxaan urajeenaa in ee dalkooda iyo daddkooda anfacidoonaa insha allh

إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون    Inaalilaahi waa inaa ilaheyi rajicuun Allaha Geeridu waa xaq  Qof w...
22/06/2021

إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون
Inaalilaahi waa inaa ilaheyi rajicuun Allaha Geeridu waa xaq Qof walbo waa dhimanaa Balse waa Kala xanuun badan tahay 😭😭
Geeri iga xanuun badan iigu naxdin badan ima soo Marin Allah u naxaristo 😭

Faaraxdiir Abdi Ali

Gudoomiyihii Dhalinyarada Gobolka hiiran oo Caawa kooxo hubeeysan ku dileen magaalda Baladweyne Gobolka hiiraan
Allah u naxariisto 😭😭
Qabrigiisana allaha ha u fududeeyo Janada allaha ka waraabiyo
kitaabkiisa gacanta midig Allaha ka siiyo janatul fardowso Allaha galiyo Amiin
Ehel iyo asxaab dhamaan Samir & Iimaan Allaha naga siiiyo aaamin

Hambalyo hambalyo malinta dhalinyarada
15/05/2021

Hambalyo hambalyo malinta dhalinyarada

Asc dhamaan waxaan rabaa in aan umahad caleyo Dhalinyaradii iyo masuuliyiintii iyo cidwaliba oo kaalin kaqaadatay in ee ...
26/10/2020

Asc dhamaan waxaan rabaa in aan umahad caleyo Dhalinyaradii iyo masuuliyiintii iyo cidwaliba oo kaalin kaqaadatay in ee iihergaliso halgan keeyga siyaasadee bls aana eheen waqti ee ku haboon tahay in ee dhalinyarad ee helaan cod hal iyo qof oo xalaala waan tan keentay in aan maanta heli waayay awoodii aan waxgu badali lahaa
Bls waxaan halkaas kasiiwadi doonaa halgankii siyaasadeed iyo caawinaadii Bulshada Baahiyaha gaarka qabto mahadsanid

01/09/2020

Hirshabeelle dhisitangeeda waxaa ku,heshiiyay laba gobala oo isku qanacsaneen waxaan
Hada laga shaqeey nayaa sidee ee gu Dumileheed waxaan ugu baaqayaa dhamaan
Siyaasiyiinta kasha qeeynayo in ee isku Diraan
Kana faa iideestaan Danaha siyaasadee ee Gaaraka uleeyihiin in eena waxaba ka Faa,iideenin bls ee isku tashtaan labada gobala ee wall laha kasoo jeedo maamulaka Hirshabeelle ee waxaan leeyahay
Ul iyo diirgeed ayaa tihiin dhista maamul kaan aad leedihiin

Mahadsanid

01/09/2020

Hon maxamed axmed muxumad
Waxaan soo dhaweeynayaa
Go,aanka wanaagasan ee qaateen odayaasha
Dhaqanka gobalaka Hiiran waxaan kula talin
Lahaa in ee ka,shaqeyaan Hormarinta iyo dhisita doowlad gobaleed Hirshabeelle lagu wada qanacsanyahay dhamaan qabiilada d**o
Doowlad gobaleedka hirshabeelle

Waxaan leeyahay hada mataagno xili ee diidaan jiritaanka doowlad gobaleedka hirshabeelle
Bls waxa ee taagan tahay xiligii ee siyaasiyiinta
Ree hiiraan oo kumatalo jiritaankooda iyo xuquuda kamaqan ee usoo dhicin lahaa in ee soo xulaan si,looga baxo xaladaad cagiran hada
Eena kawada tashtaan siyaasiga Danta gaarka wato bls ee soo xulaan siyaasi kasha qeeyo danta guud

Mahadsanid

31/08/2020
26/08/2020

Hon maxamed axmed muxumad
Waxaan ku faraxsanahay in doorosho lagu wada qanac sanahay in ee kadhicidoonto maamul gobaleedka hirshabeelle
waxaan ugu baaqayaa
Oodayaasha dhaqanka in ee soo xulaan
Dhalinyaro xilibaano ah oo ka samata bixinkaro dhibka haysto maamul gobaleedka hirshabeelle,

Waxaan rajeenayaa in ee usoo bixidoonaan
Doowlad gobaleedka hirshabeelle dhilinyaro
Xillibaana ah oo Keeno isbadal siyaasadee
Kaasoo kudhisan cadaalad sinaan wada tashi

Mahadsanid

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa  qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliy...
17/08/2020

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed hal-dooradii ku dhintay qaraxii shalay ka dhacay xeebta Liido.

Waxaan ilaahay ka barayayaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo, ehelladii iyo qarabadii ay ka baxeenna samir iyo iimaan allaha ka siiyo.

In,aad noqoto hogaamiya waa wax,wanaagsan Bls noqo hogaamiya laxasuusto sameen ween Kuleh bushada dhaxdeeda waxaan hogaa...
10/08/2020

In,aad noqoto hogaamiya waa wax,wanaagsan
Bls noqo hogaamiya laxasuusto sameen ween
Kuleh bushada dhaxdeeda waxaan hogaamiya
Wanaagsan kala saaro waa bulshada
Waxaa jiro hogaamiye u,eke iyo hogaamiya
Hadii aad tahay hogaamiya u,eke waxaa laga garanayaa shaqadaa aad uhayso bulshada
Hogaamiya dacada waxa uu beeraa beeraha sida

Nabada
Daacada
Sinaanta
Hormarka
Iyo kuwa kaloo badan
Marka hogaamiyaha daacada waxaa shaado
Sharaf siiyo waxqtiga iyo waayah kumana sii
Raago dunida bls hogaamiya u,ekaha
Waxa uu beeraa sida
Nabad la,aan
Cadaalad daro
Qabiil
Hormar la,aan
Waaxana bulshada maangaabta usheega in xaqooda laduudsaday ladhacay
Waan maanta mida naahaasato hadaa nahay soomali

Qaranka qabiil malaha soomaliyeey
Allha nafahansiiyo qaran nimada waxee tahay
Aamiin

Address

Mogadishu

Telephone

+252617668386

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Axmed muxumad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share