Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Golaha Dhaqaalaha Qaranka Ku soo dhawoow bogga rasmiga ah ee Golaha Dhaqaalaha Qaranka Soomaaliya.

Golaha Dhaqaalaha Qaranka waxay dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambalyaynaysaa munaasabadda ...
17/02/2026

Golaha Dhaqaalaha Qaranka waxay dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambalyaynaysaa munaasabadda curashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Bishan kheyrka badan waxaan Alle uga baryeynaa inuu ka dhigo mid nabad, barwaaqo, midnimo iyo dambidhaaf u horseeda dalkeenna iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka.



———————
DHAMMAAD
Facebook: https://www.facebook.com/NECSOMALI
X(Twitter): https://x.com/nec_somalia
TikTok: https://www.tiktok.com/
YouTube: https://youtube.com/NECSomalia
Website: www.nec.gov.so

Address

Info@nec. Gov. So
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golaha Dhaqaalaha Qaranka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share