Ali Hussein Primary and Secondary School

Ali Hussein  Primary and Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ali Hussein Primary and Secondary School, Public School, Xaawo Taako, Mogadishu.

This school is one of public schools located in wadajir District of Banadir region and it is one of community schools which come directly under the Ministry of Education of Somalia Federal government.

CIID WANAAGSAN dhamaan qoyska Dugsiga Cali Xuseen meel walba oo ay dunida ka joogaan.
26/05/2026

CIID WANAAGSAN dhamaan qoyska Dugsiga Cali Xuseen meel walba oo ay dunida ka joogaan.

Maamulka sare ee dugsiga, macallimiiinta, ardayda iyo dhamaan shaqaalaha dugsiga waxa ay farxadda qalin jebinta la wadaa...
25/05/2026

Maamulka sare ee dugsiga, macallimiiinta, ardayda iyo dhamaan shaqaalaha dugsiga waxa ay farxadda qalin jebinta la wadaagayaan Bare sare Saciido Shikh Axmed Daahir oo maanta ka qalin beddelatay heerka 2aad ee waxbarashada Sare (Master degree). Waxaana Allaah uga baryaynaa inuu ka dhigo mid naafic u ah iyada iyo guud ahaan ummadda soomaaliyeed.

Qaar kamid ah sawiradi Xafladii saaka laguso gabgabeynayay tartamada dugsiga Cali Xuseen👉🏆🔥
18/05/2026

Qaar kamid ah sawiradi Xafladii saaka laguso gabgabeynayay tartamada dugsiga Cali Xuseen👉🏆🔥

Top scorer of Ali Hussein tournment👉🏆
18/05/2026

Top scorer of Ali Hussein tournment👉🏆

Best Player of Ali Hussein Tournment👉🏆
18/05/2026

Best Player of Ali Hussein Tournment👉🏆

Hamplyo Hamplyo Hamplyo fasalka f3B aya noqday Champion-ka dugsiga Cali Xuseen sanad dugsiyeedka 2025/26
18/05/2026

Hamplyo Hamplyo Hamplyo fasalka f3B aya noqday Champion-ka dugsiga Cali Xuseen sanad dugsiyeedka 2025/26

Indhaha nagu haaya beri iyo Finalka Tartan aqooneedka yaa ku gelysan kara F3B vs F1C👉🏆
17/05/2026

Indhaha nagu haaya beri iyo Finalka Tartan aqooneedka yaa ku gelysan kara F3B vs F1C👉🏆

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, ma dhinte waa Alle waxaa caawa fiidkii geeriyooday Aabe Maxamed Guhaad Shaaciye o...
06/05/2026

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, ma dhinte waa Alle waxaa caawa fiidkii geeriyooday Aabe Maxamed Guhaad Shaaciye oo ah maamule ku xigeenka dugsiga Cali Xuseen Gelinka Dambe Ruquyo Maxamed Guhaad aabaheed. Sakaraadka waa gudubyaye Allow marti la jecel yahay ka dhig, qabriga Allaha u fududeeyo, marti la jecel yahay Allaha ka dhigo, kitaabkiisana midigta Allaha ka siiyo. Aamiin aamiin yaa Rabbi.

Munaasabadda maalinta shaqaalaha adduunka aawadeed waxa uu maamulka dugsiga u hambalyaynayaa dhamaan shaqaalaha soomaali...
01/05/2026

Munaasabadda maalinta shaqaalaha adduunka aawadeed waxa uu maamulka dugsiga u hambalyaynayaa dhamaan shaqaalaha soomaaliyeed gaar ahaan bahda waxbarashada iyo teamka dugsiga Cali Xuseen.

Dhanka kale dhammaan waalidiinta iyo ardayda waxaan ogaysiinaynaa in ay fasax tahay maalinta berri ah oo Sabti ah 2 May 2026, waxayna waxbarashadu dib u billaabanaysaa Axad 3 May 2026.

OGEYSIIS BAAFIN ID NIRA AHWaxaa la baafinayaa kaarka aqoonsiga Qaranka (NIRA ID) oo lumay, kaas oo ku qoran magaca: Hass...
25/03/2026

OGEYSIIS BAAFIN ID NIRA AH

Waxaa la baafinayaa kaarka aqoonsiga Qaranka (NIRA ID) oo lumay, kaas oo ku qoran magaca: Hassan Aden Ibrahim. Kaarkan ayaa laga helay waddada, waxaana la doonayaa in loo celiyo milkiilihiisa saxda ah.

Sidaas darteed, cid kasta oo taqaan milkiilaha ama haysa xog ku saabsan, fadlan ha la soo xiriirto:
• Cabdulqaadir Maxamed Jimcaale (Macalin Yarow) – Maamulaha Dugsiga Cali Xuseen
• Tel: 0618042525
• Ama Xarunta Dugsiga Cali Xuseen ee degmada Wadajir
Ujeeddadu waa in si mas’uuliyad leh loogu celiyo dukumeentigan muhiimka ah milkiilihiisa.
Mahadsanidiin.

20/03/2026

CIID WANAAGSAN

Dhamaan waalidiinta, macallimiinta, ardayda iyo bahda waxbarashada waxaan ugu hambalyaynaynaa maalinta 2aad ee munaasabadda ciidul fitriga.

Dhanka kalena waxaan ardayda iyo macalimiintaba la wadaagaynaa in dugsiga dib loogu soo laabanayo maalinta Isniinta 23 March 2026.

Mahadsanidiin.

Address

Xaawo Taako
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Hussein Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category