1st July Alliance For Change

1st July Alliance For Change Ka shaqeeynta Doorashooyinka 2020 iyo Xoojinta Nidaamka Dimuquraadiga

Waxaan cambaareeynerynaa xariga sharcidarada ah ee loo geeystay Suxifi suxufi C/llaahi Kulmiye Caddow. Suxufiga qofka uu...
19/10/2020

Waxaan cambaareeynerynaa xariga sharcidarada ah ee loo geeystay Suxifi suxufi C/llaahi Kulmiye Caddow.

Suxufiga qofka uu wareeystay ayaa ah qof xoriyadiisii heysta waxaana soo deysay Isla hay'ada nabadsugida ee isla suxufigan xirtay.

Waxaan ku baaqeeynaa in awooda dowlada uu noqdo mid shacabka Soomaaliyeed loogu adeego noqona mid looga adeegto.

Waxaan mar labaad adkeeneeynaa in Suxifiga xoriyadiisii muwaadinimo iyo suxufinimo dib loo siiyo.

25/09/2020

Gudoomiyaha Isbaheeysiga Isbedeldoonka Mr Abdullahi Abdi Gutale oo qeyb ka ahay barnaamijka Wardheere.

Gudoomiyaha ayaa ka hadlay in doorashada wakhtigeeda ku dhacdo iyo gudiyada doorasho ee labada heer ee dowladeed uu noqdo mid furan oo la iska dhex arki Karo.

Mahadsanidiin

21/09/2020

Gudoomiyaha Isbaheeysiga Mr. Abdulahi Abdi Gutale Isbedeldoonka oo marti ku ahay barnaamijka Dabagalka wararka ee Tvga Universal.

JUMA MUBARAKIsbaheeysiga Isbedeldoonka 1-da Luulyo waxaa uu idin leeyahay Juma Mubarak dhamaan shacabka Soomaaliyeed mee...
18/09/2020

JUMA MUBARAK

Isbaheeysiga Isbedeldoonka 1-da Luulyo waxaa uu idin leeyahay Juma Mubarak dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan.

FARIINTA ISBAHEEYSIGA

SOOMAALIYA WAXAAY U BAAHAN TAHAY DOWLAD SHACAB OO KU SHAQEEYSA RABITAANKOODA

Mahadsanidiin

Dumarku waa cududa uu dalkeena ku dhisan yahay, Isbaheeysiga Isbedeldoonka waa uu bogaadinayaa kaalinta muuqata ee gabdh...
16/09/2020

Dumarku waa cududa uu dalkeena ku dhisan yahay, Isbaheeysiga Isbedeldoonka waa uu bogaadinayaa kaalinta muuqata ee gabdhaheena soo kacayo ku leeyihiin Siyaasada Dalka.

09/09/2020

Khudbadii guubaabada ahaayd ee uu Mr. Cumar Abduqadir Ahmed Fiqi la wadaagay Garabka Dhalinyarada ee Isbaheeysiga

08/09/2020

Xoog hayaha Guud ee Isbaheeysiga Isbedeldoonka 1-da Luuliyo Mr. Mohamed Bille Musse ayaa maanta daahfuray xaflada Daahfurka Garabka Dhalinyarada ee Isbaheeysiga Isbedeldoonka oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Sawiirada Xafladii Daahfurka Garabka Dhalinyarada ee Isbaheeysiga Isbedeldoonka
08/09/2020

Sawiirada Xafladii Daahfurka Garabka Dhalinyarada ee Isbaheeysiga Isbedeldoonka

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 1st July Alliance For Change posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share