Udugga Buugaagta

Udugga Buugaagta Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Udugga Buugaagta, Library, Mogadishu.

Madal loo unkay soo bandhigadda guud ahaan suugaanta caalamka si gaar ah suugaanta soomaaliyeed jaadadkeeda kala geddisan sida; Maansada, khayaalka, jiraalka, sheekada gaaban, noofallada, riyaawayadaha , maqaallada , halkudhegyada iwm.

Waxaan rabaa in aan sheeko ka qoro aamusnaanta—waxyaalaha aysan dadku sheegin.— Virginia Wolf
08/07/2023

Waxaan rabaa in aan sheeko ka qoro aamusnaanta—waxyaalaha aysan dadku sheegin.

— Virginia Wolf

Mararka qaar waxaan ku qasbanaadaa in aan dareennadayda iskala aamuso, waayo,ma heli karo luuqad aan ku qeexo.― Jane Aus...
28/06/2023

Mararka qaar waxaan ku qasbanaadaa in aan dareennadayda iskala aamuso, waayo,ma heli karo luuqad aan ku qeexo.
― Jane Austen

"Hooyaday iyadoo murugaysan ayay saakay quraacda sameysay.. murugadeedii ayaa cuntada iiga soo dhadhamaysa.."Turjumid.
13/06/2023

"Hooyaday iyadoo murugaysan ayay saakay quraacda sameysay.. murugadeedii ayaa cuntada iiga soo dhadhamaysa.."

Turjumid.

Dunidaan murugada badan, ma jiraan wax ka macaan codka qof aad jaceshahay oo kuugu yeeraya magacaada!— Kate Dicamillo.
21/04/2023

Dunidaan murugada badan, ma jiraan wax ka macaan codka qof aad jaceshahay oo kuugu yeeraya magacaada!

— Kate Dicamillo.

Guurka dib waa loo dhigi karaa, balse waxbarashada dib looma dhigi karo...Bulsho aan dumarkoodu wax baran, guuli waa ka ...
15/04/2023

Guurka dib waa loo dhigi karaa, balse waxbarashada dib looma dhigi karo...
Bulsho aan dumarkoodu wax baran, guuli waa ka dheer tahay..."

Khaled hosseini, a thousand splendid suns.

Sirtaada qofna ha u sheegin,xataa iimaamka masaajidku dadka ayuu u sheegi doonaa isagoo dhahaya:mid kamid ah walaalaha a...
12/04/2023

Sirtaada qofna ha u sheegin,xataa iimaamka masaajidku dadka ayuu u sheegi doonaa isagoo dhahaya:
mid kamid ah walaalaha ayaa iiga sheekeeyeey...

Haddii aad 'dhab ahaantii akhrido' afartan buug Sannadkii,labaatan sano gudahood, waxaad wajihi kartaa adduunka." -Amiin...
11/04/2023

Haddii aad 'dhab ahaantii akhrido' afartan buug Sannadkii,labaatan sano gudahood, waxaad wajihi kartaa adduunka."

-Amiin Maaluuf

"Ku dheh gabadhii quruxdeedu gaartay xaddigii ay sakada ka dhiibi lahayd: sekada quruxda laga bixiyo waa dhoollacaddeynt...
10/04/2023

"Ku dheh gabadhii quruxdeedu gaartay xaddigii ay sakada ka dhiibi lahayd: sekada quruxda laga bixiyo waa dhoollacaddeynta; ee aniga isii sekada wanaagaada oo ogoow in ay xaaraan tahay in aad siiso qof aan aniga ahayn!

Turjumid.

"In aad muddo keli ahaato waa arrin halis,balwad ayay kuu noqonaysaa. Marka aad ogaato nabadda iyo xasilloonida ku duuga...
08/04/2023

"In aad muddo keli ahaato waa arrin halis,balwad ayay kuu noqonaysaa.
Marka aad ogaato nabadda iyo xasilloonida ku duuganna, maba sii jeclaysan doontid in aad mardambe dadka ku dhex milanto!"

"Waxay leedahay caadooyin ay qabatintay; oo uu akhrisku kamid yahay." ―Jeannette Walls.📷:
08/04/2023

"Waxay leedahay caadooyin ay qabatintay; oo uu akhrisku kamid yahay." ―Jeannette Walls.

📷:

Buugtu nolol gooni u ah ayaa ay noolaadaan, ayuu yidhi. “Dadka kale ayay la hadlaan, buugta kalena wey la sheekaystaan, ...
08/04/2023

Buugtu nolol gooni u ah ayaa ay noolaadaan, ayuu yidhi. “Dadka kale ayay la hadlaan, buugta kalena wey la sheekaystaan, buugtu wey wada doodaan, akhristayaashuna waa cida ogaata doodaha iyo sheekada dhex marta buugta.”

Sidaa laajigeed marka uu buug ka faraxasho, waa in uu buuggaasi adduunka iska meeleeyaa, ayuu yidhi. “Buugtayda waanu kala xidhiidh furanaa oo dadkooda ayay samaystaan. Waxaaba la helayaa dad iiga jacayl badan buugtayda.

Nuuraddin faarax,
Qoraal kamid ah maqaal uu turjumay Maxamed Buux.

Nabad, saaxiibayaal. Taageerayaashii h**e ee Udugga Buugaagta yaa ka jooga!Isku soo laabasho wacan.
08/04/2023

Nabad, saaxiibayaal.
Taageerayaashii h**e ee Udugga Buugaagta yaa ka jooga!

Isku soo laabasho wacan.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Udugga Buugaagta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category