Mohamed O. Jabra

Mohamed O. Jabra Halkaan waxaa idinku soo Gudbin Doonaa Warxbino la Xariira Arimaha Bulshadda, caafimaadka iyo siyaasa

11/11/2022

Jumo kariim

30/08/2022

Tasbiixda iyo xuska Allah oo la badiyo. || Sheikh Mustafa

20/08/2021

Hello

10/03/2021

Daawo hadaa qusli weydo dhaqtar aad 😀😀

Disability is not inability. Mahad Abshir Cumar oo qabo baahiyaha gaarka ayaa Somaliya ugu qeeb gali doona isreebreebka ...
08/03/2021

Disability is not inability.

Mahad Abshir Cumar oo qabo baahiyaha gaarka ayaa Somaliya ugu qeeb gali doona isreebreebka koobka aduunka ee ciyaarta Shot put.

Waa ciyaar lagu tartamaayo dhagax misaan culus.

Af daboolan waa dahab
06/03/2021

Af daboolan waa dahab

06/03/2021

Corona

Ardayda iyo Maamulka Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda SIU ayaa munaasabad dhiirriggelin ah u sameeyay TARTA...
21/12/2020

Ardayda iyo Maamulka Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda SIU ayaa munaasabad dhiirriggelin ah u sameeyay TARTAMAYAASHI kaalinta koowaad ka galay Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU 2020 ee matalayey Kulliyadda Culuumta Caafimaadka.

Madasha Jaamacadda SIU (SIU Forum) waxaa marti ku ah Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka JFS Hon. Prof. Maxamed Sheekh...
19/12/2020

Madasha Jaamacadda SIU (SIU Forum) waxaa marti ku ah Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka JFS Hon. Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Madasha ayaa ku saabasan: Caqabadaha ka jira dhismaha iyo hanaqaadka dowladnimada Soomaaliya (Somali State Building Challenges).

Prof. Jawaari wuxuu leeyahay aqoon iyo khibrad dheer oo ku aaddan dowladnimada Soomaaliya, wuxuu qayb ka ahaa billowgii hanaqaadki dowladnimada Soomaaliya. Si gaar ah wuxuu kujiraa dadka bud-dhigeenka u ah Jamhuuriyadda Federaalka ah ee 2000 kasoo billaabatay magaalada Carta ee Dalka Jabbuuti.

Address

Mogadishu

Telephone

+252614395768

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed O. Jabra posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mohamed O. Jabra:

Share