Liban jim'ale

Liban jim'ale halkan ayaad igala jaan-qaadi kartaan

16/02/2026
Ololeeye:“Haddii aad i doorataan waad ila xisaabtami kartaan, xilka iga qaadi kartaan, oo marki aad doontaan ii yeeran k...
17/12/2025

Ololeeye:

“Haddii aad i doorataan waad ila xisaabtami kartaan, xilka iga qaadi kartaan, oo marki aad doontaan ii yeeran kartaan.

Hada waxaan idinku xukumaa wareegto guddoomiye, ra’isul wasaare ama madaxweyne; oo qofna ilama xisaabtami karo aanan aheyn ninka xilka ii dhiibay. Marka codkiinna ku ciil baxa oo i doorta.”

Garab rarato biilka la dagaalamaya:

“Mar haddi aad xisaab la’aan xil ku heysatid, maxaad u doonanee xisaab iyo rafaad?
Waxa aad horay usoo qaban waysay, ee aad hadda qabaneyso maxay yihiin?”

Su’aalaha badan aaminaada ayey dhaawacaan, marka noo codeeya.

23/04/2025

Hana qaadka waxaan ku billownaa dhaqamo qallafsan sida: “bax dheh, ku dhufo, iska celi, qaniin, hoo kabtan ku dhufo” iyo kuwa kale.

Waxaan u joogteynaa ciqaabta, canaan aan loo meel dayin ayaan kala dul dhacnaa kolka khalad ka dhaco mama’ ama kas.

Beenta waan ku sasabnaa, haddi ay wax naga codsadaan, waxaan u sameynaa balan qaad mana u fulino,

Hadana, waxaan naawileynaa ilmo akhlaaq wanaagsan, naxariis badan, runta ku suntan, hab-dhaqanka wanaagsanina uu caado u yahay.

Halkee ayuu ka soo baranayaa dhaqankaas,mise ku soo barbaarinay?

Liban jim'ale

02/04/2025

Beeraha khudaarta ee degmada afgooye.

16/02/2025

Caqliyadu waa seddax:

1) kuwa ka faalooda aragtiyada isla markaana ku howlan xal u raadinta mashaakil taagan.

2) kuwa dhacdooyinka faaqida, juhdiga ugu badanna ku bixiya qaadaa-dhigga dhacdo maalmeedka.

3) kuwa ku foogan dadka, caqliyo quuta daba gurida ficillaada dadka isla markaana aan ka daalin far-muqa.

🧠 Najiib maxfuud.

Liban jim'ale

Have a good day G-z🔥
02/11/2024

Have a good day G-z🔥

World photography day 🔥
19/08/2024

World photography day 🔥

Hammi sare, Howl-kar-nimo, diirad joogta ah iyo la joogga saaxiibo wanaagsan. Waa afarta rukni ee loo shardiyo xaqiijint...
07/07/2024

Hammi sare, Howl-kar-nimo, diirad joogta ah iyo la joogga saaxiibo wanaagsan. Waa afarta rukni ee loo shardiyo xaqiijinta yoolasha, marka laga soo tago tala saarashada Alle iyo baarri-nimada.

Propoganda-da xijaabka iyo asturnaanta.
23/06/2024

Propoganda-da xijaabka iyo asturnaanta.

“Haddii ay xaaladu kugu adkaato xusuuso in filkaada qaarkood ku riyoonayaan waxa aad heysatid”
24/11/2023

“Haddii ay xaaladu kugu adkaato xusuuso in filkaada qaarkood ku riyoonayaan waxa aad heysatid”

Address

Warshadaha
Mogadishu
252

Telephone

+252618019001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liban jim'ale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Liban jim'ale:

Share

Category