Abdulkadir Abdullaahi Mohamed

Abdulkadir Abdullaahi Mohamed Member Of Galmudug State Pirliment! Daadir Dhakow

15/06/2024
Wacaneey Abaayooy Wadankii Aynu Aadnee Waraqyada Lajiidiyo Wacanoow MayeeraanWadnihii Xeraaliyo Wadada Huurshe Loo Maro ...
14/12/2023

Wacaneey Abaayooy
Wadankii Aynu Aadnee
Waraqyada Lajiidiyo
Wacanoow Mayeeraan
Wadnihii Xeraaliyo
Wadada Huurshe Loo Maro
Waa Meel Dalxiis lehoo
Doogiyo Barwaaqada
Durdurka Iyo Kaymaha
Dareemadiyo ubixii
Caleemaha Dushoodaa
Daawashada Ku Wacanaa
Daal iyo Haraad maleh
Dabayl iyo kulayl Maleh
Daadkiyo Xareedaad
Ku Dabaalaneysaa
Danbarka iyo dhaydaad
Ka Durduuraneysaa.

20/04/2023

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulkadir Abdullaahi Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share