Geesiyadda xoogga

Geesiyadda xoogga waxad ka heleysaa macluumad walba oo ku saabsan ciidanka xogga dalka

01/07/2020

Ciidanka Kumaandooska ee Danab Gacan Waxay Ku Difaacaan Dalka Gacanna Dalka ayay Ku Dhisayaan.

Fadlan Muwadin Dhiiri-Galin Ciidankada Si ay u Laba,jibaraan Shaqada ay Qaranka u Hayaan.

Garab Sii Kuwa Aad Ku Seexato! Waxaa Ay Ku Qanacsan Yihiin In Ay Dartiin U Rafaadaan, Naftoodana H Huraan.Dhiira,gali Ci...
01/07/2020

Garab Sii Kuwa Aad Ku Seexato! Waxaa Ay Ku Qanacsan Yihiin In Ay Dartiin U Rafaadaan, Naftoodana H Huraan.

Dhiira,gali Ciidankada Si ay u Difacaan Naftada iyo Maalkada.

Rag Tashaday baa calankii difaacayeRabow lagarab gal๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดXoogga dalka Commandos DANAB  Dheh muwaadin Calankisa jecel.
01/07/2020

Rag Tashaday baa calankii difaacaye
Rabow lagarab gal๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Xoogga dalka Commandos DANAB
Dheh muwaadin Calankisa jecel.

Cadowgu waxa uu ka naxaaa aragoodu iskaba daa in uu gurigaadu soo hunguriyeeyo.Ama Geeri Ama Guusha Nololeed waxaa lagu ...
01/07/2020

Cadowgu waxa uu ka naxaaa aragoodu iskaba daa in uu gurigaadu soo hunguriyeeyo.

Ama Geeri Ama Guusha Nololeed waxaa lagu yaqaanaa libaaxyadii geska Afrika.

Maryan Siid,cali Shariif iyo Khadar ibraahim keeyow
01/07/2020

Maryan Siid,cali Shariif iyo Khadar ibraahim keeyow

Madaxweyne , Gudomiye , Fanaan , macalin,Arday , askari , Hoyo , abe , walal , shacab Dhamaan Maalmaha Xuriyada Sifican ...
01/07/2020

Madaxweyne , Gudomiye , Fanaan , macalin,
Arday , askari , Hoyo , abe , walal , shacab
Dhamaan Maalmaha Xuriyada Sifican Ayay ugu Dabaal,dageyn 1luulyo

1-da Luuliyo Shacabkii iyo Ciidankii ayaa si fiican  u Wada Dabaal,dagayGuul xooga dalka
01/07/2020

1-da Luuliyo Shacabkii iyo Ciidankii ayaa si fiican u Wada Dabaal,dagay
Guul xooga dalka

Qaranimo Iyo Quwad Xoog Badan Ayow Qorshuhu Yahay.Somali National Army -  26ka Jun
29/06/2020

Qaranimo Iyo Quwad Xoog Badan Ayow Qorshuhu Yahay.

Somali National Army - 26ka Jun

  waa askari la tirsan XOOGGA DALKA Wuxu habeen iyo maalin Usoo jedaa sidii Umada somaliyed si nabad ah ay ugu sexan lah...
27/06/2020

waa askari la tirsan XOOGGA DALKA
Wuxu habeen iyo maalin Usoo jedaa sidii Umada somaliyed si nabad ah ay ugu sexan lahayen

Wuxuna wacad ku maray in cagta uu marin doono wax walbo oo nabada u diidan umada somaliyed

HADAD TAGERSAN TAHAY XOOGA DALKA

Ciidanka Kumaandooska ee Danab iyo Gorgor ayaa Waxay Cadowga UGUS Kasifeeyeen Tuuloyinka Kala ah1-Janay Cabdala 2-Helshi...
27/06/2020

Ciidanka Kumaandooska ee Danab iyo Gorgor ayaa Waxay Cadowga UGUS Kasifeeyeen Tuuloyinka Kala ah

1-Janay Cabdala 2-Helshid 3-Moyonde 4-Handarafe 5-Garas Baciid

Sido Kale Maleshiyaadka naf lacaariga ee UGUS ayaa iskaga Cararay Tuulooyinkaas Sida Cadada u eheed Ciidanka Kumaandooska Waxay Mar Walbo u Taganyihiin Difaaca Dalka.

Waa Askari Katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Ku Jiro Jiida H**e ee Dagaalka.SHARE DHEH muwadin hadad tagers...
27/06/2020

Waa Askari Katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Ku Jiro Jiida H**e ee Dagaalka.

SHARE DHEH muwadin hadad tagersan thy CIIDANKA XOOGGA DALKA

Wafdi Uu Hogaaminaayo Taliyaha Qeybta 60-aad C.X.D.S Ayna Qeyb ka Yihiin Qaar kamid Ah Wasiradaha Maamulka KGS ayaa Gaar...
27/06/2020

Wafdi Uu Hogaaminaayo Taliyaha Qeybta 60-aad C.X.D.S Ayna Qeyb ka Yihiin Qaar kamid Ah Wasiradaha Maamulka KGS ayaa Gaareen Xarada Ee Lagu Tababaro Ciidamada Soomaaliyeed Balidoogle

waxaana Goobtaasi Kusugnaa Soo Dhaweynta Taliyaha Qeybta iyo Wafdigiisa Qaar Kamid Ah Cutubyo Katirsan Kumaandooska Soomaaliyeed.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geesiyadda xoogga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category