Hammidoon Foundation

Hammidoon Foundation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hammidoon Foundation, Public Service, Mogadishu.

25/08/2026

MUQDISHO IYO ABAAL HOOYO—

Magaalada Muqdisho waxay martigelin doonta Habeynka wayn!! .Waa habeyn aan ku xusayno”Geedkii aan harsannay, gacmihii aan ku qaangaarney, qalbigii aan deganaanshaha ka helnay, iyo goobtii ugu horeysay ee aan ku dareenay jacayl aan dhammaad lahayn. “Waa Habeynka muujinta xasuusaha, xaquuqda iyo xurmadda Hooyo macaan”. Waa Habeynka {{ Naf nafteeda u hurtay naf kale}} Waa Habeynka Bandhigga Buugga Abaal Hooyo.




23/02/2026
18/01/2026
17/01/2026

Magaalada Nairobi, oo ah xarunta dalka Kenya, waxay martigelin doontaa habeen weyn; habeen mahadnaq iyo muujin naf-xanuun ku dhashay jacayl,naf Eebbe Wayne uu ku dhex beeray naf kale.”Naf nafteeda ka jecel naf kale” Waa habeenka mahadcelinta Hooyo macaan,waana habeenka bandhigga buugga Abaal-Hooyo📚❤️✊

Taariikhdu waa 18-01-2026, kuna beegan habeenka Axadda, Eebbe idankii.


15/01/2026

Xildhibaan Farah Malin Dawara oo ah xildhibaan Baarlamaanka Dalkan Kenya Waxaa uu marti ku yahay Bandhigga Buugga Abaal-Hooyo.


15/01/2026

Abaal-Hooyo

Waxaa dhashey dhigane la magac baxay  “𝗔𝗯𝗮𝗮𝗹 𝗛𝗼𝗼𝘆𝗼”! Buuggaan oo dhawaan bandhigiisa koobaad ka dhici doonaa Magaalada 𝐍...
27/11/2025

Waxaa dhashey dhigane la magac baxay “𝗔𝗯𝗮𝗮𝗹 𝗛𝗼𝗼𝘆𝗼”!

Buuggaan oo dhawaan bandhigiisa koobaad ka dhici doonaa Magaalada 𝐍𝐚𝐢𝐫𝐨𝐛𝐢 ee xarunta wadanka Kenya.

Wuxuu xambaarsan yahay dhambaalo iyo dhacdooyin dareen leh kuna saabsan Hooyo macaan!

Abaal Hooyo “waa xusuus iyo xurmad aan dhammaad lahayn oo loo huray Hooyada — halyeyga nolosha, tiirka jiritaanka, iyo muraayadda jacaylka bani’aadamka”

wuxuu si qotodheer u falaqaynayaa halganka naf-hurnnimo ee Hooyadu marto laga soo bilaabo uurka ilaa ay ubadkeeda barbaariso, isagoo isku duway diinta Islaamka, dhaqanka Soomaalida iyo dareenka bani’aadamka ee xanuun, jacayl, naxariis, iyo mahadnaq isugu jira.

waa cod Hooyo kasta oo aan la maqal, waa ducadii iyo ilmadii qalbiga oo qalin loo beddelay, si ubad kasta u garto abaalka ay ku leeyihiin waalidkood, gaar ahaan Hooyo Macaan.

“𝐐𝐢𝐬𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧 𝐈𝐲𝐨 𝐪𝐚𝐥𝐛𝐢𝐠𝐢𝐢 𝐢𝐥𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲” ✍️🔥📚

Address

Mogadishu

Telephone

+252612182660

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hammidoon Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hammidoon Foundation:

Shortcuts

Share

Category