21/12/2024
Abu Abdullah, oo ah 63 jir u dhashay Sucuudiga, ayaa guursaday 53 dumar ah mudo 43 sano gudaheed ah
Markii ugu h**eysay uu guursanayay waxuu jiray 20 jir, wuxuuna u guursaday haweeney lix jir ah,
wuxuuna daaha ka qaaday in guurkiisa ugu h**eeyay uu jiray hal habeen oo keliya
Markii h**e, Abdullah ma uusan ku talogelin inuu guursado dhowr jeer, maadaama uu ku qanacsan yahay xaaskiisa iyo carruurtiisa koowaad
Si kastaba ha ahaatee, caqabadaha guurkiisii ugu horreeyay ayaa keenay inuu mar kale guursado isagoo 23 jir ah
taasoo uu si furan ugala hadlay xaaskiisa koowaad. Inkasta oo uu guursaday tiro badan, Abdullah waligiis ma helin farxad waarta
isaga oo aaminsan in nin kastaa uu rabo lammaane nolosha oo dhan ah
Hadda waxa uu dareemayaa in xasilloonidu ay tahay mid lagu gaari karo haweeney qura
Waqtigan xaadirka ah Cabdullaahi wuxuu guursaday hal naag oo keliya, ma doonayo inuu dib u guursado.