Wadaniga dhabta

Wadaniga dhabta waxaan ahay muwaadin aiimaaliyeed kuna nool caasimada dalka soomaaliya

22/08/2021

Farmaajo oo la dhaliilihiisa wata, marka loo bar-bardhigo hormuudka siyaasadeed ee Soomaaliya waxaa jira dhawr dabeeco oo uu kaga duwan-yahay:

1. Xagga madaxtinimada, waa ninka kaliya ee inta aan arkay aan mucaaradka la yooyootamin, kuna mashquulin u jawaabistooda, — xitaa haddii ay boqolaal jeer ku been abuurtaan.

2. Nooca mucaarad-nimadiisu way ka duwanayd tan siyaasiyiinta Soomaalidu caanka ku yihiin ee inta madaxtooyada la ag'dago maalin iyo habeen la qayliyo ee madaxda markaa joogta lugaha lagu dhagganaado.

Markii uu xilka R/Wasaaraha Soomaaliya ku waayay sida aadka u foosha xun, siyaasadda kuma dhex walicin oo guri Villa Soomaaliya ku xiga ma kiraysan, mana caayi jirin madaxdii dalka. Inta uu qurbaha isaga laabtay ayuu iibin jiray afkaartiisa siyaasadeed oo jaaliyadaha Soomaaliyeed la kulmi jiray. Dalkana waxa uu olole doorasho u iman jiray oo kaliya marka uu hannaanka doorasho bislaado ee tii Madaxwayne dhacayso.

3. Waa nin aan afkaaraha hoose ee Soomaalida dhex yaalla dhex ordin (sida qabyaaladda iyo kooxaysiya), waxa uuna iibiyaa had iyo jeer afkaar waddaniyadeed.

Ma waddani dhab ahbaa mise waa uu ku shaqaystaa? Waa su'aal la iswaydiin karo. Laakiin xitaa haddii uuna waddani ahayn, waxa uu sheegayaa waxay ka wanaagsan yihiin waxa ay sheegaan ragga dhiggiisa ah, waxa uuna fahamsan-yahay nooca dhawaaqa ay shacabka Soomaaliyeed dhagahoodu rabaan.

Bal sawiro, shir beeleed oo ay fadhiyaan laba Madaxwayne, R/Wasaare, raxan wasiiro iyo xildhibaanno ah oo war-murtijeedkii kasoo baxay laga akhrinayo magacyada taliyayaasha ciidanka ee aan ku beesha ahayn oo loo han-jabayo

Muqdishay ka dhacday! Alla maxaa sanadka ceeb la dhex fadhiistay!

Yaaa mudan xil o qaadi karo???
22/08/2021

Yaaa mudan xil o qaadi karo???

10/08/2021

Barqo wngsan asxaabta

08/06/2021

Ficilada guracan ee argagaxa leh ee kooxda burcad diimeedka Al shabaab ay ku dhaqmaan iyo ficilada guracan ee xad gudubka ah ee yahuuda israa,iil ay ku dhaqmaan Maxa farqi ah o u dhaxeeya tusaale:
Kooxda burcad diimeedka waxey laayaan isla markaasna ay dabar gooyaaan baneysteen naf iyo maal umada islaamka ah ee soomaaliyeed sido kale yahuuda israa,iil
2:yahuuda israa,iil waxay laayaan dabar gooyaan burburiyaan baneysteen naf iyo maal umada muslimka ah ee reer falastiin marka soo lama oranka waa ficilo isku mid ah ficilada al shabaabna laga miin guuriyay maskaxda israa,iil o micnahu yahay in alshabaab asal ahaan laga soo aas,aasay maskax israa,iil

Hadaba Muwaadin adigu maxey kula tahay????

27/05/2021

Subax suuban soomaalaay

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta kulan laqaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaal...
26/05/2021

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta kulan laqaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Amb. Nicolas Barlenge.

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wadahadlay xaaladda Soomaaliya ee doorashooyinka iyo ammaanka iyagoo kulankooda diiradda ku saaray shirkii ka qabsoomay Muqdisho iyo tallaabooyinka xiga ee doorashooyinka dalka.

Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxa hadda magaalada Burco ku geeriyooday Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo maal...
26/05/2021

Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxa hadda magaalada Burco ku geeriyooday Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo maalmihii u dambeeyey u xanuusanaayey xanuunka COVID-19.

24/05/2021

Asc asxaabta kusoo dhawaada page keyga cusub like & fallow dhaha hee

17/05/2021

Asc asxaabta

Address

Jubba
Mogadishu
6199

Telephone

+252615648636

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadaniga dhabta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wadaniga dhabta:

Share