Graphic

Graphic ( Design, Editing Vidio and Production )

Jumca Mubarak Umada Muslim Ka Ah Meel Walba Aad Joogtan๐Ÿ•Œ
19/05/2022

Jumca Mubarak Umada Muslim Ka Ah Meel Walba Aad Joogtan๐Ÿ•Œ

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
12/05/2021

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

23/04/2021

Alle Sareeye wuxuu yiri:

โ€˜โ€™ ูŠูŽุง ุฃูŽูŠู‘ูู‡ูŽุง ุงู„ู†ู‘ูŽุงุณู ุฅูู†ู‘ูŽุง ุฎูŽู„ูŽู‚ู’ู†ูŽุงูƒูู… ู…ู‘ูู† ุฐูŽูƒูŽุฑู ูˆูŽุฃูู†ุซูŽู‰ ูˆูŽุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุงูƒูู…ู’ ุดูุนููˆุจู‹ุง ูˆูŽู‚ูŽุจูŽุงุฆูู„ูŽ ู„ูุชูŽุนูŽุงุฑูŽูููˆุง ุฅูู†ู‘ูŽ ุฃูŽูƒู’ุฑูŽู…ูŽูƒูู…ู’ ุนูู†ุฏูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฃูŽุชู’ู‚ูŽุงูƒูู…ู’ ุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูŽ ุนูŽู„ููŠู…ูŒ ุฎูŽุจููŠุฑูŒ โ€˜โ€™

Waxaa la inoo sheegay hadaan bani aadam nahay hal asal baan ka soo wada jeednaa, waxaa leynaga abuuray (lab iyo dhadig) xaggooda.

1- Hal lab ah oo aabaheena Aadam ah
2- Iyo mid dhadig ah oo hooya deen Xaawa ah.

Laba daas ayaad ka soo wada jeedaan, asal keenu waa isku mid asal iyo dhalasho marka kuma kala fiicni oo ma jiro nin meel kale laga abuuray ee dhamaan teen hal kaas ayaan ka soo wada jeednaa.

Kadib markii asal kaa mid kaa leynaga abuuray ayaan (tarannay), waan badanay.

โ€˜โ€™ ูˆูŽุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุงูƒูู…ู’ ุดูุนููˆุจู‹ุง ูˆูŽู‚ูŽุจูŽุงุฆูู„ูŽ โ€˜โ€™
Qaramo shacbi yaal iyo qabiillooyin iyo laamo ayaa markaa la kala noday oo loo qeybsamay. Maxaa la idin qeybiyay ma in qabiil qabiil ka fiican yahay, shacab shacab ka fiican yahay miyaa? Maya

Waxaa sidaa leydanka dhigayโ€ฆ

โ€˜โ€™ ู„ูุชูŽุนูŽุงุฑูŽูููˆุง โ€˜โ€™
Inaad isku garataan

Ileyn hadii la batay waxaa loo bahan yahay (Identity Card) wax astaan oo lagugu garto ayaa loo bahan yahay, astaantu marka waa (abtir kaaga), keliya waxaa loogu talo galay:

- Hebel
- Hebla
- Ina hebel
- Qabiil hebel
- Shacab hebel
- Wadan hebel

Intaas ayaa loogu tala galay.

โ€˜โ€™ ู„ูุชูŽุนูŽุงุฑูŽูููˆุง โ€˜โ€™
Inaad isku garataan

Ma aha in aad ku kala fiican tihiin ma aha.

Intaa markii la inoo sheegay baa waxaa la dawa dhigayโ€ฆ

โ€˜โ€™ ุฅูู†ู‘ูŽ ุฃูŽูƒู’ุฑูŽู…ูŽูƒูู…ู’ ุนูู†ุฏูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฃูŽุชู’ู‚ูŽุงูƒูู…ู’ โ€˜โ€™

Hadaad rabtaan (karaamada) iyo sharafka iyo qiimaha asaga waxaa asal u ah Alle ka cabsiga ruuxu wuxuu dadka kaga fiican yahay oo kaga qiimo badan yahay ee kaga sharaf badan yahay waa Alle ka cabsiga diin tiisii iyo akhlaaq diisa waaye.

Taas ayaa ama dadka kaa fiicney siisa ama ruux liito kaa dhigta, ama (gob) kaa dhigta ama (gun) kaa dhigta ama ruux sareeya kaa dhigta ama ruux hooseeya kaa dhigta.

GRAPHIC DESIGN   GET THE DESIGNS YOU NEED
28/01/2021

GRAPHIC
DESIGN
GET THE DESIGNS YOU NEED










BE THE CHAMPIONS
28/12/2020

BE THE CHAMPIONS

  Waa shirkad Designer ahDesigns-ka ay sameeso waxaa kamid         IYO ....................................................
21/07/2020



Waa shirkad Designer ah
Designs-ka ay sameeso waxaa kamid




IYO
...........................................................IWM AH.......

10/06/2020

Waxaan dhammaan dadka ku xeran barteyda ku dhiirragelinayaa in video-gan ay billoow iyo dhamaadba dhagaystaan. Intii aan Sheekh wacdiya dhagaysanayay abid waa kii ugu aqoon gudbiska wacnaa ee isoo maray.

Copyright .Abdullahi Godah Barre

RAMADAAN MUBARAK ALL MUSLIMS
24/04/2020

RAMADAAN MUBARAK ALL MUSLIMS

Think before   Read before
14/02/2020

Think before

Read before

It's Friday Again,All Praise is DueTo Allah Subhanahu Wa Ta'ala.Juma Mubarak
14/02/2020

It's Friday Again,
All Praise is Due
To Allah Subhanahu Wa Ta'ala.

Juma Mubarak

Address

Mogadishu

Telephone

+252618700321

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Graphic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Graphic:

Share

Category