03/03/2024
.
_______________________________________________
Nin Engineer oo Udhashay dalka Saudi 🇸🇦 Arabia Saaxiibkiis Ayaa waydiiyay Mushaarkaagu waa imisa ?, wuxuuna kujawaabay Alxamdulaah waa Mushaar igu filan oo aan ku qanacsanahay!..
Ninkii Saaxiibkiis Ahaa ayaa marlabaad waydiiyay Shaqada hadii lagaa Buriyo amse Oganization burburo imisa Ayaad kumoodi kartaa mushaarka Aad kaqaadato Oganization?.
Ninkii Engineer ahaa ayaa layaabay Saaxiibkiis waxaana usoobaxday in uusan mudo Saas Ufog uusan gaarsiin karin Dakhliga soogala Bishii ilaa Qorshe maaliyadeed malahane!!.
Wuxuuna Go,aansaday In uu shaqadii iskaga tago Mushaarka fiican Uu kaqaadan jiray Hasa yeeshee Uu samaysto Shaqo Cusub Amse Ganacsi Oo Uu isagu mulkiile kuu yahay❗.
Tusaale ahaan waad shaqaysaa Adigu Mushaarkaagu Waxa uu udhexeeyaa $300-600$, Hadaba maleedahay Qorshe maaliyadeed?. Ilaa institutions aad shaqayso waa Burburi karaa Amse waa Erin karaaye shaqadee❗.
Financial Plan: waa in uu kaduwanaadàa Sanooyinkii Horre. Muhiimada qoraalkayga ayaa ah Haku tashanin Shaqaalanimo kaliya Ee Qorshe kale Samayso Oo aad shaqaalenimo kaga maarmi karto marwalibo.
Q/W Ahmed Baynah Mohamed .