General Kaahiye Police Academy

General Kaahiye Police Academy Akadeemiyada Tababarka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Ee Gen.Kaahiye

Taliye xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed s/guuto cismaan cabdillaahi kaniif ayaa salaan kaqaatey cutubyo katirsan...
28/08/2025

Taliye xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed s/guuto cismaan cabdillaahi kaniif ayaa salaan kaqaatey cutubyo katirsan ciidanka police ka somaaliyeed

Kuwaas oo tababar ugu jira academy yada
General Kaahiye Police Academy

Taliye xigeenka ciiidanka police ka soomaliyeed   cismaan cabdulaahi (kaniif]  ayaa salaan kaqaatey cutubyo kamid ah cii...
21/08/2025

Taliye xigeenka ciiidanka police ka soomaliyeed cismaan cabdulaahi (kaniif] ayaa salaan kaqaatey cutubyo kamid ah ciidanka policeka soomaliyeed

dugsiga tababarka ciidanka police ka soomaliyeed General Kaahiye Police Academy

  BULSHOOY LASHAQEEYA POLICE KA
21/08/2025



BULSHOOY LASHAQEEYA POLICE KA

  Wasiir Arimaha Gudaha JFS ,Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed    iyo Madaxdii Kale ee ka qeyb gashey Xafladii  Ma...
07/07/2025



Wasiir Arimaha Gudaha JFS ,Taliyaha
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Madaxdii Kale ee ka qeyb gashey Xafladii Mahadcelinta Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa Shahaadooyin Gadoonsiiyey Saraakiil iyo Ciidan kuwaas oo muujiyey Karti iyo hufnaan Shaqo mudadii lagu jirey Xuska Maalmaha Xoriyada

Sawiro munaasabada xuska 1 luulyo 2025
01/07/2025

Sawiro munaasabada xuska 1 luulyo 2025

01/07/2025

Muuqaal: Dhoolatuska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Maanta oo ku aadaneyd Munaasabadda Dabaaldegga Xuska 1'da Luulyo ee kasoo wareegatay 65,sano ayaa si wanagsan ugu qabsoo...
01/07/2025

Maanta oo ku aadaneyd Munaasabadda Dabaaldegga Xuska 1'da Luulyo ee kasoo wareegatay 65,sano ayaa si wanagsan ugu qabsoontay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxaa Dhoolatus aad u wanaagsan kusoo bandhigay Ciidamada kala duwan ee Qaranka, Boliiska waxa uu ahaa Ciidankii sida wanagsan oo Qubad leh usoo bandhigay Dhoolatus Aad u wanaagsan,

Horimaha kala ahaa;

1: Qeybta Guud ee Boliiska
2: Birmadka
3: Daraawiishta Boliiska
4: Haramacad
5: Galeyr
6: RRT

Runti waxay ahaayen Horimahii sida quruxda badan guud ahaan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ugu mitiley Qubada iyo quruxda ay leeyihiin.

Akadeemiyada Boliiska Gen.kaahiye waxay si laba jibaari doonta Horumarinta iyo Soo saarista Ciidan Boliis oo tayeysan insha Allah.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cal...
28/06/2025

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa kormeer ku tagey xerada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, iyadoo ay wehliyaan xubno ka tirsan Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda.

Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Taliyaha Booliska, Jenaraal Asad Diyaano, iyo saraakiisha kale dadaalkooda ku aaddan sugidda amniga iyo ka qeybgalka Munaasabadda 1-da Luulyo, taasoo Ciidanka Boolisku uga qeyb qaadan doono bandhig iyo gaarda kacayaar

gudiga qabanqaabada  xuska maalmaha xoriyada oo dardar galinaya howshii loo ikmadey ayaa salaan kaqaatey dhowr horimood ...
24/06/2025

gudiga qabanqaabada xuska maalmaha xoriyada oo dardar galinaya howshii loo ikmadey ayaa salaan kaqaatey dhowr horimood ee ciidanka police ka ah kuwaas oo qeyb weyn kaqaadan doono xuska maalmaha xoriyada


General Kaahiye Police Academy

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Saraakiil Baarayaal ah oo ka kala s...
04/06/2025

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Saraakiil Baarayaal ah oo ka kala socdo Maamul Goboleedyada Dalka u soo xiray Tababar lagu horumarinayo Xirfadooda.

Hogaanka Qorshaha iyo Tababarada Ciidanka Boliiska ayaa sheegay in Baarayaashan lagu Tababaray Cilmiga Fooraansi sayniska, maareynta goobta Dambiyadu ka dhacaan, habka Waraysiyada looga qaado dhibanaha iyo Markhaantiga iyo sida loo adeegsado dhijitaalka marka cadeymaha la soo bandhigayo .

Taliyaha ayaa Baarayaasha kula dardaarmay in wada shaqeynta dhexdooda ay xoojiyaan cilmiga la barayna ku howlgalaan , saaxiibada shaqo wadaaga ay yihiina la wadaagaan aqoonta ay soo faa’iideen .

Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed s/guuto cismaan cabdulaahi (kaniif) ayaa salaan kaqaatey cutubyo katir...
23/05/2025

Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed s/guuto cismaan cabdulaahi (kaniif) ayaa salaan kaqaatey cutubyo katirsan ciidanka police

  21/may/2025G/sare Sheekh daahir maxamed samatar iyoSheekh huseeyn aadan ali oo ah ducaada wasaradda awqaafta ayaa wacy...
21/05/2025

21/may/2025

G/sare Sheekh daahir maxamed samatar iyo
Sheekh huseeyn aadan ali oo ah ducaada wasaradda awqaafta ayaa wacyi galin usameyey ciidanka tababarka ugu jira dugsiga general kaahiye police academy.
Waxaana diiradda lagu saarey gudashada waa jibaadka ka alle (sw) sidokale
Wacyigelintan ayaa lagu xoojiyay
doorka ciidanka ee sugidda amniga iyo sida ay muhiim u tahay in ay u gutaan waajibaadkooda si hufan, Kuna jirto daacadnimo iyo anshax sare leh.

Hoggaanka Wacyigelinta iyo Ilaalinta Anshaxa ee Boliiska Soomaaliyeed.

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed
General Kaahiye Police Academy

Address

Vinto Uno Airport Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when General Kaahiye Police Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to General Kaahiye Police Academy:

Share

Category