Senator Dahir Ayanle Said

Senator Dahir Ayanle Said This is the official page of Sen.Dahir Ayanle Said (Mem.of Federal Parliament of Somalia"Upper House"

 .
17/12/2025

.

Tacsiانا لله وانا اليه راجعونAllaha u naxariisto madaxweynihii h**e ee  Puntland Col. Jaamac Cali Jaamac oo ku geeriyood...
13/12/2025

Tacsi
انا لله وانا اليه راجعون

Allaha u naxariisto madaxweynihii h**e ee Puntland Col. Jaamac Cali Jaamac oo ku geeriyooday magaalada London.

Waxaan tacsi u dirayaa qoyskiisa, Reer puntland iyo guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed, waxaana Eebe uga baryayaa inuu Jannatul Fordaws ku abaal mariyo.

HAMBALYO.Hambalyo Senator Cabdi Cabdullaahi Xaashi Golay oo maanta ay Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ...
21/06/2025

HAMBALYO.

Hambalyo Senator Cabdi Cabdullaahi Xaashi Golay oo maanta ay Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland u doorteen xubin ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Alle ha kuu fududeeyo xilka.

CIID WANAAGSAN.Waxaan munaasabadda barakaysan ee Ciiddul-Adxaa awgeed, hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Soomaali...
06/06/2025

CIID WANAAGSAN.

Waxaan munaasabadda barakaysan ee Ciiddul-Adxaa awgeed, hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Soomaaliyeed.

Waxaan idiin rajeynayaa ciid caafimaad, farxad iyo reynreyn leh, adinka iyo qoysaskiinnaba.
Ciid Mubaarak, Kullu Caam wa Antum Bikhayr.

Tacsi انا لله وانا اليه راجعون Waxaan ugu tacsiyeynayaa Ehelka, Qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed geerida ku...
28/05/2025

Tacsi
انا لله وانا اليه راجعون

Waxaan ugu tacsiyeynayaa Ehelka, Qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle Ha-U-naxaristee Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan) oo ku geeriyooday Magaalada Narobia ee Caasimada Dalka Kenya

Allah ha u naxariisto Jeneral Morgan ayaa kamid ahaa saraakiishi ugu sarreeysay Dowladii Kacaanka isagoona lagu xaauusto doorkii uu ku lahaa dadaalada dib loogu dhisayey Ciidamada Qalabka Sida, hadana ahaa La-taliyaha amniga madaxweynaha Dowladda Puntland.

waxaan Alle uweydiinayaa in hoygiisa uu ka yeelo janatul firdowsa ehelka iyo qaraabadana samir iyo iiman uu ka siiyo.

Amin Amin Amin

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Senator Dahir Ayanle Said posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Senator Dahir Ayanle Said:

Share