19/03/2026
iidung iidiye neped i barwaaqé ebehey nii deersii iid felyé meel walbé ising roogtang
عيــد الفطـــر المبـــارك🎉 ciid wanaagsan🎁❤️
تقبـــل الله منـــا ومنكـــم صالـــح الأعمـــال🎁💰❤️
Dhammaan ummada soomaaliyeed meel walboo ay joogaan waxaynu leenahay
ciid wanaagsan.
soonkeenii, salaadeenii iyo dhammaan acmaashii wanaagsanayd ee aan soo samaynay allaah hay naga aqbalo🤲