Eng Abdiaziz Weedh

Eng Abdiaziz Weedh Offical page Director NIRA North-East State Office | Former SERDO Excuiteve Director |
Raised & Born in Some Where of The 🌎

19/10/2025

U adeegida shacabkaygu Waa Halbeegayga Kowaad iyo labaad Si ay u helaan Xaqooda muwaadinimo ee u damanaad qaaday Dastuurka JFS iyo kan dawlad goboleedka Waqooyi Bari .

Kaadhka Aqoonsiga Qaranku wuxuu kuu sahlayaa inaad si fudud u xaqiijiso Himilooyinkaaga Mustaqbal,Xaaladaha dhaqan dhaqaale iyo badqabkaaga Amni.

Muwaadin doono Kaadhka


NIRA Somalia

Muddada Khidmad-dhaafka Is-diiwaangelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranku waxa ay ku eeg tahay 31-ka Bisha Oktoobar. Fadlan ka ...
17/10/2025

Muddada Khidmad-dhaafka Is-diiwaangelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranku waxa ay ku eeg tahay 31-ka Bisha Oktoobar.

Fadlan ka faa'idayso fursadda oo iska diiwaangeli Xarunta NIRA ee kuugu dhow!

Muwaadiniinta Reer Waqooyi Bari waxaan ugu bishaaraynayaa in Aan Saacado dheeri ah ku darnay Xiliga shaqada si Muddadaas Gaaban ay uga faaidaystaan

YOUR ID IS YOUR RIGHT

Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) waa Hay'adda u xilsaaran diiwaangelinta iyo aqoonsi-siinta dadweyna...
17/10/2025

Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) waa Hay'adda u xilsaaran diiwaangelinta iyo aqoonsi-siinta dadweynaha Soomaaliyeed; Kaarka ay bixisana waa "Kaarka Aqoonsiga Qaranka."

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Abdiaziz Weedh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Eng Abdiaziz Weedh:

Share