13/01/2021
Asc Wrx Wbr Waa Culimada Masaajidada Joohar Oo Nagu soo booqday Halka Uu Maraayo Dhismaha Masaajidka Al-Diyaa
Ee Kuyaala Degmada Yaaqshid Gaar Ahaan Suuqa Juungal Ama Nagu soo booqo Dhismaha Masaajidka.
Sido kale waxad Nagala Soo Xariir Tell: +252618857655
: Walaal Masaajidka Wax qarashaad eh Looma Haayo Ee Waxa Aad Awoodid Kusadaqeyso Hadee Ahaan Laheyd (Bir,Jaay,Carro,Dhagax ,Shamiito) IWM Mahadsenidiin