Taliyaha ciidanka dhulka general mxmed tahliil

Taliyaha ciidanka dhulka general mxmed tahliil military armies of Somalia capacity of Somalia military strategy

Permanently closed.
19/03/2025
19/03/2025

Waxa warbixin kooban ka bixinayaa xalada dalka iyo la dagaalaka qawarijta

29/01/2025
29/01/2025
Geesi Qaran waa kan naftiisa iyo maalkisa u HURO: XORNIMO WAXAA LAGU HELAA DHIIGA XINJIRAHA GEESIYAASHA QARANKA U HIBEEY...
12/04/2024

Geesi Qaran waa kan naftiisa iyo maalkisa u HURO:
XORNIMO WAXAA LAGU HELAA DHIIGA XINJIRAHA GEESIYAASHA QARANKA U HIBEEYAY NAFTOODA IYO MAALKOODA:

Horseed ayaad u tihiin Harka Dowladnimada, waxaad tihiin ra,jada Kaliya ee inoo Hilaacayso, sugnaan iyo sanada barwaaqa ah ayaan Eebbe idin kaga rajeynayaa Xooggii Dalkow.

64 - sano oo aad jirteen, sanadba kan ka dambeeyo Guulo is daba jog ah dalka iyo dadka u horseeda TAARIIKHDA SOOYALKA BAAL DAHAB AH AYAA KAGA QORAN TIHIIN: kalsoonidii shacabka somaliyeed ayaa hanateen DALKA waxa uu ku tilaabsaday nabad iyo XASILOONIDA Amini
Guulesta:

Waxaan Munaasabada 12 ka April oo ah maalintii la aas aasay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u diray Hambaliyo dhammaa...
12/04/2024

Waxaan Munaasabada 12 ka April oo ah maalintii la aas aasay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u diray Hambaliyo dhammaan Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xiggeenada, Alifleyda, Dableyda Ciidanka Xoogga iyo Xaasaskooda.

Guushu waxay ku soo baxdaa xinjiraha geesiyada Qaranka ku waas habeenkii markay shacabku hurdaan Geesiyada Qaranku maladaan habeen iyo maalin waa Daljiro Carbisan oo Naftooda u hibeeyay Dadka, Diinta iyo dalka Soomaliyed.
Guulaysta Geeshkayagow.
Geesiyaad Qaran Hotellada mukeyfyada leh ma seexadaan dhulka hoos u qodan iyo dhufeysyada ayeey u hoydaan waa daljir carbisan oo naftooda u hibeeyay DADKA Diinta iyo Dalka Guulesta Geeshkayagow:

Ciidanka Xoogga dalka, wa cududa kaliyaha ee ay Soomali ku Faanto waxaana ugu hambalyeynayaa guulaha isdabajooga ah ee ay ka gareen Dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

Ciidanka Xoogga dalka, wa cududa kaliyaha ee ay Soomali ku Faanto waxaana ugu hambalyeynayaa guulaha isdabajooga ah ee ay ka gareen Dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.

GEEDKA XORIYADA WAXA LAGU WARAABSHA SHIIGA          ( GEESIGA )Waxaan halkan hanbalyo uga dirayaa dhamaan ciidanka xooga...
12/04/2024

GEEDKA XORIYADA WAXA LAGU WARAABSHA SHIIGA
( GEESIGA )
Waxaan halkan hanbalyo uga dirayaa dhamaan ciidanka xooga dalka soomaaliyeed munaasibada 64 guuradda ka soo wareegtay aas aaska CXD Sareeyayasha , Saraakiisha, Saraakiil xigeenadda, Alifleyda, Dableyda, Xaasaskooda iyo caruurtooda,
Dhamaan ciidanka xooga DALKA SOMALIYA GUUL IYO GOBANIMO KU NOOLAADA:

Geedka Xoriyadda Waxaa Lagu Waraabiya Dhiiga Geesiga.

17/10/2023

Address

Headquarter Of Somalia
Mogadishu

Telephone

+252612299441

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliyaha ciidanka dhulka general mxmed tahliil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Taliyaha ciidanka dhulka general mxmed tahliil:

Share