Abdishakur Aar

Abdishakur Aar Kani waa bogga rasmiga ah ee Mudane Abdishakur Ismail Mumin -

This is the official page of Mr. Abdishakur Ismail Mumin -

13/09/2023

Waxaan murugada la qaybsanayaa sxbkay Keder M Idiris id oo hadda hooyadii xaqqii u yimid... Allaha qabriga u nuuro dhammaanteena samir iyo iimaan... amin amin amin

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun!!!Allaha u naxariisto, qabriga u nuuro, jannatul firdowsana ku casuumo Abtigey ...
11/05/2023

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun!!!

Allaha u naxariisto, qabriga u nuuro, jannatul firdowsana ku casuumo Abtigey Xashi Cabdillahi Orah oo ku geeriyoodey Djibouti....

Dhammaantoyana qoys ahaan allaha naga yeelo kuwii kusamra.... amin amin amin....

22/04/2023
29/07/2022

Waxaan murugada la qayb sanayaa saaxiibkey Mukhtaar Maax oo Maanta aabihii ku geeriyoodey Magaalada Hargeysa.Waxaa Alle ...
22/07/2022

Waxaan murugada la qayb sanayaa saaxiibkey Mukhtaar Maax oo Maanta aabihii ku geeriyoodey Magaalada Hargeysa.

Waxaa Alle uga baryayaa dambi dhaaf, qabriga u waasiciyo, jannatul firdowsana ku casuumo... Dhammaan qoyska reer Xuseen Maax, ehelka iyo asxaabta kalena samir iyo iimaan naga wada siiyo... amin amin amin!!

08/07/2022

Ciid Mubarak, ehel, qoys, asxaab & dhammaan ummadda muslimiinta. Caafimaad ku ciida. Ciidda ciiddeedana Rabbi ha inagu gaadhsiiyo badhaadhe iyo barwaaqo. Amin Amin!!

Waxaan aad uga xumahay dabka ka Kacey kaymaha Gobolka Sanaag.... waxaanan rabbi ka baryayaa inuu ka samato bixiyo dad, x...
05/07/2022

Waxaan aad uga xumahay dabka ka Kacey kaymaha Gobolka Sanaag.... waxaanan rabbi ka baryayaa inuu ka samato bixiyo dad, xoolo, dhir iyo duunyoba. Amin amin amin!!!

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun!!Rabbi Ha u Naxariisto Fannaanadii Weynayd ee khadra Daahir Cige oo ku Geeriyoota...
02/07/2022

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun!!

Rabbi Ha u Naxariisto Fannaanadii Weynayd ee khadra Daahir Cige oo ku Geeriyootay Hargeysa.

Allaha Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, Ehel, asxaab iyo dhammaanteenna samir ha inaga siiyo.... aamiin... Gaar ahaan bahda fanka.

Amin Amin Amin...

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ra'iisal Wasaaraha maanta loo magacaabey inuu hoggaamiyo xukuumadda cusub ee JFS....
15/06/2022

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Ra'iisal Wasaaraha maanta loo magacaabey inuu hoggaamiyo xukuumadda cusub ee JFS... Mudane Xamse Cabdi Barre...

Waxaan ilaahey uga rajaynayaa inuu ku asturo xilka... una fududeeyo shaqada baaxadda leh ee hortaalla... ia... amin amin !!!

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdishakur Aar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share