Abdimajid Osman

Abdimajid Osman This is my page as the Director of Communications And PR - Office of the SEDR, Somalia

05/07/2020

Warbixin Funny ah: Cali Aadan Muumin ( Eng Qarax Quute).

Waa hadal adayg aan halkiisa ka dhaqaqin xitaa haddi ay Bul tiraahdo oo uu Haramacadku yaaco kulahaa 😂😂

Hooyadiis ayuu u gacan qaaday Xaaskiisa awgeed, maxaad ku tilmaami lahayd?
14/05/2020

Hooyadiis ayuu u gacan qaaday Xaaskiisa awgeed, maxaad ku tilmaami lahayd?

13/05/2020

Ma Cafin lahayd naag ninkaadi ka dhacday/kaa guursatay?
__________________

Qisada oo kooban.

Marwo Faadumo oo ah gabadha dharka madow xiran, Waxay ahayd Xaas guri qurux badan daganoo nolol fiican haystay.

Nasiib darro waxa ay gurigeeda keentay Nadiya oo ahayd gabdh ay qaraabo dhow yihiin, si ay ula noolaato nololna halkaas uga hesho.

Laakiin Nadiya waxay si hoose u heshiiyeen xaajigii Fadumo kaddibna ay si hoose ayay isku guursadeen ilaa ay arinkii ay ka war hesho, sidaana lagu furo halkaasna uu ku burburay guurkii Fadumo.

Muddo markii laga soo wareegay Fadumana ay nin kale guursatay sidoo kale Nadiya ay ninkii h**e la nooshahay ayaa waxaa u cuntami waysay Marwo Nadiya inay sidaa ku sii noolaato iyadoo walaasheed guriga ka burburisay banaan cidlo ahna dhigtay.

Way soo raadisay waxayna u soo dhardhigatay wax walba ha ku qaadatee in ay walaasheed cafis waydiisato.

Si sahlan ayay faadumo ku cafisay iyadoo wixii la ogaa ay ku dhaceen halkaas ay ku ilaawdo qalbi jabkii dhacay.

Arrimahaan oo kale iyo kuwo ka adag way ku soo mari karaan lkn waxaa muhiim ah hadii aad qofkale khalad ka gashay fadlan inta aad nooshahay raadi oo cafis waydiiso waxaana macquul ah in dadka hortooda laguugu fadeexeesto laakiin hubbaal waxaad helaysaa daganaansho naftaada ah, iyo danbi dhaaf.

Ugu danbeentii muuqaalkaan waa mid qiiro leh wax badana ka turjumaya, Daawasho wacan.

Safiya Osman Cabdulle oo ah gabar ka tirsan warbahinta Shabelle ayay Maamulka degmada Waaberi jirdil u geesteen, waxaana...
04/05/2020

Safiya Osman Cabdulle oo ah gabar ka tirsan warbahinta Shabelle ayay Maamulka degmada Waaberi jirdil u geesteen, waxaana dhaawacyo uu kasoo garay madaxa , sidoo kale Maamulka degmada Waaberi yaa xoog ku heysta qalab ay lahaayeen warbaahinta Shabelle.

Waxaa xusid mudan in shalay dunida oo dhan laga xusayay malinta calimiga ah ee xorriyadda, hadalka oo sanadkasta dunida laga xuso 3 May.

Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka waxaa looga dan leeyahay in lagu xuso laguna difaaco mabaadi’da asaasiga ah ee x...
03/05/2020

Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka waxaa looga dan leeyahay in lagu xuso laguna difaaco mabaadi’da asaasiga ah ee xorriyadda saxaafadda.

Waxaa la xusaa sanad kasta 3-da Maajo, waxaana halkudhigga Maalinta sanadkan uu yahay ''Saxaafad aan lahayn Cabsi ama Eex'' iyadoo halkudigga faaf-faahsan uu yahay sidan: bed-qabka haweenka iyo ragga suxufiyiinta ah, saxaafad madaxbanaan oo xirfad leh oo ka caaggan saamayn siyaasadeed iyo mid dhaqaale iyo sinnaanta jinsiga ee dhammaan dhinacyada warbaahinta.

Hambalyo 3-da Maajo, Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka❤👏

Sawirkaan xaqiisa siiya oo Like-ta 👍 ku dhooba, oo Soo Comment gareeya lol
02/05/2020

Sawirkaan xaqiisa siiya oo Like-ta 👍 ku dhooba, oo Soo Comment gareeya lol

22/04/2020

Waxaan aad uga naxay runtii canugaan yar sida loo qabtay iyo sida uu uga bogsaday COVID-19😭

21/04/2020

Ma hubo in aan qabo iyo in kale balse waxaan dareemaya Calaamado fara badan oo ku aadan COVID-19, sida kor Xanuun iyo Qandho meel dheer ah inkasto dhadhankeyga iyo urkeyga uu joogo weli oo aysan waxba iska badalin.

Waxaana qaatay go'aanka ah in aan karantiilo nafsadeyda si aan xasil u dareemo waxaana rajeynayaa in haddi alle idmo aan ka boodi doonno, Waxaana aminsanahay in cudurkani yahay mid saf mar ah, mana qabo in uu yahay xanuun raage ah sida dhaqaatiirta Caafimadkaba ay dhowr jeer sheegen.

Ducadiinana waan u baahanahay, isoo duceeya Mahadsanidiin.

Soo dhawaada dhamaan Saaxiibada cusubLike-ta👍 iyo Love-ka ❤ ku dhooba Sawirkaan
19/04/2020

Soo dhawaada dhamaan Saaxiibada cusub

Like-ta👍 iyo Love-ka ❤ ku dhooba Sawirkaan

Saaxiib aan in badan shaqo wadaag soo ahayn Wariye Gurbiye, waxa ay Bulshada Soomaaliyeed ee ku xiran bartiisa Facebook-...
14/04/2020

Saaxiib aan in badan shaqo wadaag soo ahayn Wariye Gurbiye, waxa ay Bulshada Soomaaliyeed ee ku xiran bartiisa Facebook-ga uga barteen warbixino xaqiiqada ku saleeysan. Waxa uuna ka mid ahaa Gurbiye wariyayaasha sida xirfad leh uguta shaqadooda.

Waxa uu sido kale ahaa wariye diiradda saarayay malmahaan dambe halista cudurka COVID-19 iyo waliba wacyi galintiisa, Waxa ayna ahayd in shaqadiisa wanaagsan lagu abaal mariyo ee ma uusan mudneen Xarig.

Waxaa maanta lagu xiray Saldhigga degmada Hodan sida uu xaqiijiyay Agaasimaha Tv-ga Goobjoog, Waxaana codkayga ku biirinayaa codsiyadda lagu dalbanayo in uu xoriyadiisa dib u helo Wariye Abdi Aziz Ahmed Gurbiye.

Mahadsanidiin Saaxiibayaal kusoo dhawaada Page-keygaan, waxaan idin kugu soo bandhigi doona waxyaaba badan oo xiiso leh.
13/02/2020

Mahadsanidiin Saaxiibayaal kusoo dhawaada Page-keygaan, waxaan idin kugu soo bandhigi doona waxyaaba badan oo xiiso leh.

Address

Oppiste Hotel Jazeera Airport Road, Wadajir District
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdimajid Osman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share