Ibra Samadoon

Ibra Samadoon walal naftada dhis marka h**e adigoona waxkale sameyn

06/07/2023

: Liiska Magacyada 18 Masuul oo isugu jira kuwa xiran iyo baxsad ka ah Cadaaladda.

Kante oo ku sugan Makka si u soo guto Wajibaadka xajka.
25/06/2023

Kante oo ku sugan Makka si u soo guto Wajibaadka xajka.

"Mudo 12 sanno ah adiga ayaa kuu shaqeynaayay, si'aan Yurub kuu keeno lacagta aan shaqeyn jiray Hooyadeey Biil uguma dir...
25/06/2023

"Mudo 12 sanno ah adiga ayaa kuu shaqeynaayay, si'aan Yurub kuu keeno lacagta aan shaqeyn jiray Hooyadeey Biil uguma diri jiray adiga ayaa kuu soo diri jiray"

Maanta markaan Yurub ku keenay meel cidla ah ayaad iiga dhaqaaqday . Maxa ka sameeyey "

Gabadhaan oo ku nool Norwey ayaa sida tiri iyadoo ilmeynaysa ..😱😱😱

25/06/2023

Qosolka aduunka kkkkkkk

22/06/2023

Kusali xabiibkeena muhamed rasuullulah scw [[share ]]

20/06/2023

Garoowe, Talye Muumin oo dhex lugaynaya magalada Garoowe.

Ibra samadoon

18/06/2023

Walal ka qeyb qaado dhismaha masjidka

Turkiga waxa looga dabaal degayaa 570 guuradii ka soo wareegtay markii  Suldaan Maxamed Faatix uu furtay magaalada Istan...
29/05/2023

Turkiga waxa looga dabaal degayaa 570 guuradii ka soo wareegtay markii Suldaan Maxamed Faatix uu furtay magaalada Istanbul oo gacanta Muslimiinta Cismaaniyiinta soo gashay sannadkii 29 May 1453 kii.

Istanbul hadda waa magaalada ugu dadka badan Turkiga waana magaalo halbowle u ah dhaqaalaha dalkaas.

Reer Jigjiga intooda badan oo galabta badhtamaha magaalada ku afuray, madaxweyne Mustafe Cagjar, ayaa ka mid ah dadka ka...
13/04/2023

Reer Jigjiga intooda badan oo galabta badhtamaha magaalada ku afuray, madaxweyne Mustafe Cagjar, ayaa ka mid ah dadka ka qayb-galay Afur-wadareedka reer muqdisho ka shekeya hee

Yaa sheegi kara biladaani magaceega
01/04/2023

Yaa sheegi kara biladaani magaceega

25/03/2023

Muusow dhulbahane ma baratay
Dhuuuso hhhhhhh

Address

Mogadishu

Telephone

+252612338687

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibra Samadoon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category