Shiiiq shantaay

Shiiiq shantaay Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shiiiq shantaay, Political organisation, Abdalle axmed daada, Mogadishu.

Waxay yiraahdeen Daahir Culusow ayaa YouTube ka xaday gabar la yiraahdo Sundus Ayaanle oo reer Puntland/Majeerteen ah!! ...
07/12/2025

Waxay yiraahdeen Daahir Culusow ayaa YouTube ka xaday gabar la yiraahdo Sundus Ayaanle oo reer Puntland/Majeerteen ah!!

Haddiiba warkaasi run yahay gabadhaasi ha akhrisato qoraalkan.

Marka h**e waxaa jiro foom YouTube-ka oo lagu talagalay accounts hacked.... [1]
πŸ‡ͺπŸ‡Ί Madama qofka la tuhunsan inuu jabsaday cinwaanka (Daahir Culusow) ku nool yahay qaarada Yurub, waa dembi culus (cybercrime).. Waxaad dacwad u gudbin kartaa booliska dalka u ku nool yahay
Balse waa inaad keenta cadaymaha loo baahan yahay ka hor dacwada. [2]

Midowga Yurub waxaa jira sharciyo cad oo ka dhan ah: Hacking, identity theft, Online fraud, unauthorized access to accounts. [3]

πŸ‡³πŸ‡± Daahir Culusow wuxuu ku nool yahay Netherlands, dabcan waa arrin sahlan in dacwad ay u gudbiso gabadha cinwaankeeda la jabsaday booliska dalka. Haddii ay aqoon halka ay ka gudbinayso waxay guujin karta: πŸ‘‰https://www.politie.nl/eenheid/landelijk/cybercrime.html waxaana ay samayn karta
*Aangifte (formal report)
*Melding (informal report)
Dabcan waa aqbalaan dacwooyinka caalamiga ah haddii falka uu ka yimid qof ku nool Netherlands... Iyadoo tuulo Garoowe joogta ayay dacwadeeda soo gudbin karta xaqeedana heli karta. Oohin iyo baryootan la'aan. [4]

Inta waxaa dheer cayda iyo aflagaaddada ninkaasi Online-ka uga geysto xiita halkaan ayay ka gudbin karta dacwadooda πŸ‘‰https://www.eokm.nl [5]

πŸ“ Haddaba markaad dacwada u gudbineyso booliska Netherlands diyaarso, waxay ku weydiin doonaan:

* Email-kaaga
* Screenshot-ka Google login activity (haddii aad heshay)
* Markii la jabsaday
* Link-ga YouTube-kaaga
* Caddaynta in adigu tahay milkiilaha account-ka
* Haddii hacker-ku wax beddelay (email, password, videos, magac, iwm) [6]

"Wax wax ku siiya in badan baad aragtaa, wax wax kuu sheegase in yar".

16/07/2023

Asc umatul muslimiinπŸ”₯❀️

06/05/2023

Dhilooyinkaan away dadki dhalay,?

Hadii aabe aad jeceshahy fadlan shere gareyπŸ™    πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™
11/07/2022

Hadii aabe aad jeceshahy fadlan shere gareyπŸ™
πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

Waa xaaji u tagay in uu soo guto acmaasha Xajka balse Masjid Xaramka dhexdiisa ayuu ku geeriyooday,hoygiisa Jannada Alla...
08/07/2022

Waa xaaji u tagay in uu soo guto acmaasha Xajka balse Masjid Xaramka dhexdiisa ayuu ku geeriyooday,hoygiisa Jannada Allaha ka yeelo.
Ψ₯Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ وΨ₯Ω†Ψ§ Ψ₯Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†.
Wll pstigaan sharaftaleh ilaahey dartiis ulike gareey siina shere gareey

01/07/2022

Today isthe pest vidio please shereπŸ‘ˆ


30/06/2022

Qofka sidaan qaldan udhigay hadalkeyga uguma hari doono insha alaah

28/06/2022

Culimada ahlusuna oo kuxadreynaya degmada baxdo
Fadlan shere garey

Maanta 19 June waa maalinta aabayaasha aduunka, Fathers Day. Inta aabayaashooda qabriga ku jirto Allah ha u naxariisto o...
20/06/2022

Maanta 19 June waa maalinta aabayaasha aduunka, Fathers Day.

Inta aabayaashooda qabriga ku jirto Allah ha u naxariisto oo Aniga aan kamid Ahay 😒

Inta wali aabayashooda u nool yahay alle caafimaad ha U siiyo.

Aabe la’aan waa xanuun aan marna laga soo kabsan karin. Waxaana kaliya dareemi kara inta Aabe la’aan Ah sida aniga

17/05/2022

Murashaxa burka oo hambalyo soodirayπŸ˜…

14/05/2022

Burka hala doorto😁

Address

Abdalle Axmed Daada
Mogadishu

Telephone

+252616870560

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shiiiq shantaay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share