24/08/2023
Shirkadda Abaal Social Services iyo Somali Syrian Specialist Hospital ayaa heshiis kala saxiixday.
Shirkadda Abaal iyo isbitaalka Somali Syrian ayaa kala saxiixday hishiis wada shaqeen sida lagu hormarin lahaa adeegyada cafimaad iyo sida lagu caawin lahaa bukaanada aan awoodin inay iska bixiyaan qarashaadka ku aadan la tacaalidda caafimaadkood, iyadoo bukaanada la ammaahin doono qarashaadka ku baxaayo si qardulxasan ah(قرض حسن) , bukaanadana laga rabo inay iska yar-yareyaan muddo xadidan. Waxaan la marsiin doonaa nidaamka maaliyadeed ee shareecada islaamka nafaray. نظام القروض حسب الشريعة الإسلامية.
Ugu Dambeyn labada dhinca waxay isla qaadteen inay u istaagaan caawinta bulashada soomaaliyeed guud ahaan, iyo garab istaaga iyo caawinta bukaanada aan awoodin inay hal mar wada bixiyaan qarashaadka ku aadan xaaladooda caafimaad.
Dhamaad shaqeen sida lagu hormarin lahaa adeegyada cafimaad iyo sida lagu caawin lahaa bukaanada aan awoodin inay iska bixiyaan qarashaadka ku aadan la tacaalidda caafimaadkood, iyadoo bukaanada la ammaahin doono qarashaadka ku baxaayo si qardulxasan ah(قرض حسن) , bukaanadana laga rabo inay iska yar-yareyaan muddo xadidan. Waxaan la marsiin doonaa nidaamka maaliyadeed ee shareecada islaamka nafaray. نظام القروض حسب الشريعة الإسلامية.

Dhamaad