Independent Anti-Corruption Commission Somalia

Independent Anti-Corruption Commission Somalia Guddiga Madaxa Bannaan Ee La Dagaalanka Musuqmaasuqa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Guddigu isagoo guddanaya waajibaadkiisa shaqo raacayana sharciga wuxuu Si loo meel mariyo muhiimadaha qaran ee loo aasaasay guddigan iyo dhamaan tilmaamaha qodobada 46aad (b), 39aad (b & t),38aad (1,2 & 4),34aad,32aad, 26aad, 3aad iyo 7aad sharci Lr12/2019 oo lala akhriyo 111/c Dastuurka FKMG iyo shuruucda kale ee ka hortagga iyo la dagaalanka musuqqa, wuxuu soo saari karaa habraacyo lagu aruurin

ayo xogaha la xiriira; sooyaalka nololeed (CV), dhaqaale iyo xiriir bulsho, waxaan mari doona qof kasta oo loo xulay, magacaabay ama u sharaxan hawl xafiis guud.

Address

Villa
Mogadishu

Telephone

+252610999999

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Independent Anti-Corruption Commission Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Independent Anti-Corruption Commission Somalia:

Share