Mogadishu Clean Road Initiative

Mogadishu Clean Road Initiative We only need to see a clean Mogadishu.

Dhuumanka qaado biyaha roobka ee loo yaqaan bulaacadaha markii ay caro iyo qashin dartii u xirmaan natiijadaan ayaa laga...
04/08/2021

Dhuumanka qaado biyaha roobka ee loo yaqaan bulaacadaha markii ay caro iyo qashin dartii u xirmaan natiijadaan ayaa laga dhaxlaa. Hadda yaan la ordin ee ka h**e halaga shaqeeyo nadaafada guud ee Caasimada.

Hadaan culeeska goorh**e badin lahayn oo aan maamulka uu horkacayo Cumar Filish culees goorh**e saari lahayn, sidaan waa...
04/08/2021

Hadaan culeeska goorh**e badin lahayn oo aan maamulka uu horkacayo Cumar Filish culees goorh**e saari lahayn, sidaan waan yari dhaami lahayn.

Omar Mohamud Mohamed Filish maya qashin, fadlan shaqadaada qabso.
08/07/2021

Omar Mohamud Mohamed Filish maya qashin, fadlan shaqadaada qabso.

Mogadishu Clean Road Initiative muuqaal ay baahisay 17 October, 2020, kuna soo bandhigtay burburka iyo busta ka muuqata ...
30/06/2021

Mogadishu Clean Road Initiative muuqaal ay baahisay 17 October, 2020, kuna soo bandhigtay burburka iyo busta ka muuqata isla wadadaan, ayaa maanta waxa ay keentay in dib u dhis lagu sameeyo sida aad ka arki kartiin sawirada hoose.

A video released on October 17, 2020 by MCRI showed the destruction and dust on the Warshadaha Road, that video today led to a reconstruction as you can see in the pictures below.

27/06/2021

Deegaan lagu neefsan karo ayaan u baahanahay Omar Mohamud Mohamed Filish

The   session is over, we are at a time when we can easily change things through social media.
27/06/2021

The session is over, we are at a time when we can easily change things through social media.

Tani waa shaqada saxdaa ee Maayir Omar Mohamud Mohamed Filish. In uu gartaana waan ku boorinaynaa waana ku taageeraynaa ...
27/06/2021

Tani waa shaqada saxdaa ee Maayir Omar Mohamud Mohamed Filish. In uu gartaana waan ku boorinaynaa waana ku taageeraynaa qabashada shaqadaan muhiim ah, aynu wada qabano shaqadaan inagoo gacanta haysana maayar Cumar Filish.

This is the right work of Mayor Omar Filish. We encourage him to fulfill his basic constitutional duty to clean up our beautiful city of Mogadishu, and we will support him for doing this important job. Let’s move forward together with Mayor Finish.

Meeyarka Muqdisho shaqadiisa maahan siyaasad ee waa u khidmayn shacab. Dadwaynahay ku nool xaafadda Ceelqalaw, Degmada W...
25/06/2021

Meeyarka Muqdisho shaqadiisa maahan siyaasad ee waa u khidmayn shacab.

Dadwaynahay ku nool xaafadda Ceelqalaw, Degmada Wadajir, markii ay arkeen in Dowladda Hoose iyo Meeyirkeedii kaga mashquuleen siyaasad ayeey is xilqaameen oo ay dhisteen buunda yar oo ay kaga talaabaan biyaha roobka iyo qashinka dhex yaalo wado laami ah oo aanan lahayn burbur balse kaliya laga qaadi waayay biyaha iyo khashinka.

Sidaa darteed, waxaan ugu baaqaynaa maamulka dowladda hoose in ay gutaan waajibkooda distuuriga ah.

The mayor of Mogadishu's job is not political but public service.

When the residents of Ceelqalaw, Wadajir District saw that the local government and its mayor is busy with politics, they volunteered and built a small bridge to cross the rainwater and garbage on a tarmac road that was not destroyed but could not be removed from the water and garbages.

Therefore, we as the people of Mogadishu call on the local authorities in the municipality to fulfill their constitutional duty.

Mogadishu berisamaadkii sidii ay nadiifka u ahayd, bus la’aanta u ahayd, hawadeedana u ahayd mid nadiif ah oo aanan wasa...
21/05/2021

Mogadishu berisamaadkii sidii ay nadiifka u ahayd, bus la’aanta u ahayd, hawadeedana u ahayd mid nadiif ah oo aanan wasaqaysnayn. Waxaan doonaynaa in nadaafadda wadooyinka, luuqyadda iyo dhamaan jid-cadayaasha la hagaajiyo, laguna soo celiso sidii ay ahaan jirtay.

Mogadishu was clean, tidy and the it’s air was clean and unpolluted. We want to see it again as it was, clean avenues, clean roads and all sidewalks to be cleaned and improved.

02/03/2021

Fadlan qofkii arka magaalada Muqdisho oo wasaq iyo qashin ka buuxo, fadlan messengerka ha noogu soo diro, waan baahinaynaa si wax looga qabto. Waxaan u baahanahay deegaan nadiif ah.

17/11/2020

Waxaan ku soconaa wadada oo waxaan u soconaa inaan aragno taariikhdeena bilic soo celinta magaalada Muqdisho. Marnaba ma seexan doonno illaa aan ka aragno deegaan ka caagan qashinka iyo waxyaabaha busta leh sida kuwa aan hadda ku aragno Muqdisho.

Waxaan sii wadaynaa dagaalka illaa geeridu timaado.

We are on track and going to see our milestone for clean and beautiful Mogadishu city. We will never sleep until we see an environment that is free from garbage and dusty stuff like the ones we are currently see in Mogadishu.

We keep fighting until death comes.


Mogadishu sidaan haloo dhaamo.
03/11/2020

Mogadishu sidaan haloo dhaamo.

Address

21 October Road, مقديشو, الصومال
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Clean Road Initiative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mogadishu Clean Road Initiative:

Share