19/03/2026
HAMBALYO HAMBALYO
Waxaan dhammaan umadda muslimiinta ah gaar ahna umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa maalinta farxadda ee muslimiinta ugaarka ah ee ciidul fitriga, waxaan Alle waydiisaneynaa in uu naga aqbalo acmaashii wanagasananeed ee aan ku soo guda jirnay maalmihii na waydaartay, sidoo kale waxaan Alle ka baryeynaa in uu bash bash iyo baraaro nagu gaarsiiyo sanadkaan sanadkiisa.